Page 2 of 3
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:24 pm
by Mr_Alfaas
udun wrote:Mr_Alfaas wrote:Gabadhi haday xishoon weydo oo khaniisin ka sheekeyso waa wax ayaandaro ah.
seemeyer abti waxan waxba ha u jawaabin waa qudhun qudhun loo waayee...........waar diin qabataa miyaanay laheyn........tol qabtaana malaha..
Maxaad la cabaadaysaa kaagan Alfaas isugu yeedha, miyaan Cali Gaab nacnacda iyo cayda bilaabin? What you are doing is the hasha geela cunta misna cabaada
Gabadha waa in la ixtiraamaa marka hore, hadda la ixtiraami waayo waxbay iska celinaysaa and lady NewHargeisagirl is a warrior

Aniga afka ha ila soo galin kalabyahow.....
Gabadhu ama hala ixtiraamo ama yaan la ixtiraam wa in ay iyadu xishoota.
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:25 pm
by udun
Hasha geela cunta misna cabaada

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:26 pm
by ToughGong
welldone abti...............in aad la qasato unbay rabaan.walahi bal dhamaantood eeg waxay ka hadlaanba wa khaniisnimo wax kale ma hayaan
Waliba kan Qh-udun labaxay wax kaleba kama hadlo ninyaho 90 percent of his posts have to have the word "qoomaluud" in it
Bal u fiirso sxb,as for "Sarah (I can see Russia from my bedroom window) Palin
Maxaa lagala hadli

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:28 pm
by juzme123
udun wrote:juzme123 wrote:Walahi its getting boring now

20years baydun Somaliland ka daba niic lahaydeen

It is the other way around, SL baa naga daba niic lahayd 20 sano

Whatever helps you sleep at night sxb

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:30 pm
by siren
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:33 pm
by Cumar-Labasuul
Siren, aww you really miss that hollandese fella, what was his name.. oh yes emp

this is the most you have visited our section dont worry though I can take his place

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:33 pm
by udun
Mr_Alfaas wrote:udun wrote:Mr_Alfaas wrote:Gabadhi haday xishoon weydo oo khaniisin ka sheekeyso waa wax ayaandaro ah.
seemeyer abti waxan waxba ha u jawaabin waa qudhun qudhun loo waayee...........waar diin qabataa miyaanay laheyn........tol qabtaana malaha..
Maxaad la cabaadaysaa kaagan Alfaas isugu yeedha, miyaan Cali Gaab nacnacda iyo cayda bilaabin? What you are doing is the hasha geela cunta misna cabaada
Gabadha waa in la ixtiraamaa marka hore, hadda la ixtiraami waayo waxbay iska celinaysaa and lady NewHargeisagirl is a warrior

Aniga afka ha ila soo galin
kalabyahow.....
Gabadhu ama hala ixtiraamo ama yaan la ixtiraam wa in ay iyadu xishoota.
Waar orod meelahaas ka ooy inangumedyahow.
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:36 pm
by siren
Cumar-Labasuul wrote:Siren, aww you really miss that hollandese fella, what was his name.. oh yes emp

this is the most you have visited our section dont worry though I can take his place

Obsessed much?

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:43 pm
by Mr_Alfaas
seemeyer wrote:welldone abti...............in aad la qasato unbay rabaan.walahi bal dhamaantood eeg waxay ka hadlaanba wa khaniisnimo wax kale ma hayaan
Waliba kan Qh-udun labaxay wax kaleba kama hadlo ninyaho 90 percent of his posts have to have the word "qoomaluud" in it
Bal u fiirso sxb,as for "Sarah (I can see Russia from my bedroom window) Palin
Maxaa lagala hadli


u forgot the remaining 10%...............inta hadhayna ma sawiradaa

Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 1:44 pm
by Mr_Alfaas
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 2:01 pm
by NewHargeisaGirl
Mr_Alfaas,
Anigu weligay kumaan caayin, kumaan af lagadaynin, kuma aqaano, qabiilkaaga waxba kama sheego, kuma daneeyo waxaad qorto, weligay qof Ayoupka aad sheegato ah maan arag.. waxan ku dhibaaya waa maxay? Intaas ku daro waaban kaa naxaa waxaan is idhi miskiinka Pakistan jooga ee Rubiydaa COMPUTERKA ku shubta waxba ha maagin, laakin maanta laga bilaaa afka ayaan candhuuf kaga tuffay hadaad khaniznimada aad wado joojin waydo!! Aafarahayga ka bax.. adiga kuma haysto 
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 2:03 pm
by Barkhadd
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 2:06 pm
by SahanGalbeed
War alfaasow inadeer adiguna tabtaadi hore ku eekow, dhamaantin sidaad u dhan tihin yaaney idin baran qoftani. Anigu u 'ma ba jawaabo ba !
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 2:08 pm
by NewHargeisaGirl
hargaysaay wrote:new hargeisa what in the blue hell is wrong with you iam anti secesions too but i neither insult nor find insulting my people funy you need a reality check
But that is YOU ! FYi this has nothin to do with qabiil per se but Snet alliances
Re: ISXAAR/EYDOOR Style of seeking the ever-elusive 'ictiraa
Posted: Wed Mar 09, 2011 2:11 pm
by Mr_Alfaas
Newhargeisagirl wrote:Mr_Alfaas,
Anigu weligay kumaan caayin, kumaan af lagadaynin, kuma aqaano, qabiilkaaga waxba kama sheego, kuma daneeyo waxaad qorto, weligay qof Ayoupka aad sheegato ah maan arag.. waxan ku dhibaaya waa maxay? Intaas ku daro waaban kaa naxaa waxaan is idhi miskiinka Pakistan jooga ee Rubiydaa COMPUTERKA ku shubta waxba ha maagin, laakin maanta laga bilaaa afka ayaan candhuuf kaga tuffay hadaad khaniznimada aad wado joojin waydo!! Aafarahayga ka bax.. adiga kuma haysto 
nigana kuma caayin ee talo unbaan ku siiyey xushmada gabadhnimada aya sida ku jira unban ku idhi ee hadi ad ledahay afka ha ila so gelin Magaaladu ha ina kala qariso..
Btw...computerka rubiyad xalaal ah baa ku dhacda unlike rubiyad caydh ah.
SahanGalbeed wrote:War alfaasow inadeer adiguna tabtaadi hore ku eekow, dhamaantin sidaad u dhan tihin yaaney idin baran qoftani. Anigu u 'ma ba jawaabo ba !
wa talo wanaagsan inaadeer.Mahadsanid
