Page 2 of 2

Re: SSC are begging the British MP who went to somaliland

Posted: Sat Mar 12, 2011 2:52 am
by SahanGalbeed
:lol: :lol: :lol:
War anigu sidey doonaan ha inoo caayan , waynu ka jawaabayna , laakin waxan nacay "exposing people with their pics who happen to be their own" :down:..that's fuck,in low .

Re: SSC are begging the British MP who went to somaliland

Posted: Sat Mar 12, 2011 2:55 am
by The_Patriot
SahanGalbeed wrote:De horta hadalku waa kuu furan yahay oo waxaad rabto ayaad odhan karta .
Midda labaad waxa weeye de dhulbahantuhu waa daarod :lol:
Midda sadexaad na waxay tahay , badanaa daaroodkinan halkan soo gala waad wada taagersan tihin dhulbahantaha SSC da la baxay e , maxa ku gubaya ?
Miyaad hadda ii leedahay SSC aniga oo ah The patriot oo ahna Ogaden , ma' aqoonsani ? :lol:
Aar niyo ku ma dhacdid e bartaa iska mar oo shuqul daaroodka inaga la baydh ! :lol:
Anigu sahan waxan ku arka sidhi askenazi jews oo Israel laso dajiye.

wa ogtahay askenazi jews wa kuwa ugu cuqdad badan oo palestininta rafo markastey ee wexey raban iney istusan iney yihin yuhud Asal.

Adhigu Sahan waxatahay Isaqa reer Jabuuti so you are jumping highe to get status sidhi ashkenazi jews.

Is dhaji ninyahow adunka wa iska laba cisho ee dig kar yena kugu dicin sidhii adh Darod Darod Kuwalatey ee

Darod haku dikrin ee Subxanala kudikri :up:

Re: SSC are begging the British MP who went to somaliland

Posted: Sat Mar 12, 2011 2:57 am
by SahanGalbeed
Waa talo wanaagsan , inaan kaa yeelo iyo in kale se aniga ayay i jirta e ogow. :lol: Magacoogi baa xitaa dhibaya ba , tolow maxaan idin ku yeedhna?

Re: SSC are begging the British MP who went to somaliland

Posted: Sat Mar 12, 2011 4:42 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: