Italy somaliland=Majeerteenia?

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Bicir100 »

So who did Italy pay 160 000 lera rent to..
Teeda kale warshiikh ma waxay ka mid ahayd dhulkii siciid barqash xukumay mise kii kenadiid?
damu can you bring some references sxb
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by damu »

1905 AD 13th January: Benadir Coast sold to Italy for 144,000 pounds.
13th June: Hamed bin Muhammad, alias Tippu Tip, explorer and slave trader, died at Zanzibar.
September: Plague in Zanzibar.

http://www.zanzibar.cc/chronology.htm

bicir warsheekh was the border between keenadiid and the omanis!
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Xamud. »

War faanka naga dhaaf, Italy Somaliland maxaa Majertenia ka dhigay? as far as I know, only the Bari region was called Majerteenia(by some)
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Bicir100 »

damu ty for the refences I know the land have been sold iam talking about later rent by some suldan, Did you listen to bbc-history the link iam talking about.

Waxaase Yaab ah tariikhda somaliya sida foosha xun ee looga sinaystey blaming SUltan Keynadiid when British and Italians were already present colonising both north and south.
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Estarix »

Ive read many times where Southerners pointed the finger at Keenadiid for the colonisation of the South, and depicted their land as some sort of free 'utopia'.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by ToughGong »

sheekh-Farax-zero wrote:Soomalida oo dhan isaaq mahee cid kale oo gumeysigii ku faraxsan lama hayo,, maxaa taariikhdan madow u soo qufaysa.

When Maxammad cabdulla xassan was Abandoned by his clan members And he had only Sultan Nuur Axmed Amaan and Xaji Suudi Shabelle And Cabdulahi Shixiri all Isaq men on his side early stage of darwiish When The mahamuud garaad 300 men sided with Col swayne ay doofaro u qalleen gaaladi :lol: when Suldaan maxamud cali shire Made a deal with the british letting them use Lasqoray as a base to attack the darawiish , When garaad cali garaad maxamuud sided with the british When Boqor cismaan Became friends With the gaalos

Ina cabdulla xassan wakii yidhi sidan: Almost Destroying the jeberti clan describing them as Gaalo raacs

Xirsiyow dadkii waxaan ku nacay ,waa damiinnimo e
Wuxuuba waan dufulo waalan aan, doocna garanayne
Dawadooda meeshay ka heli, deyiba maayaane
Doqonniina keliyey u lumi, nimanka Daaroode
Waa niman ibleys duufsadee, dow ka dhaadhiciye
Waa niman Ilaahay ka dedey, labada Daaroode

Waa niman dariiqada Alliyo, diinta caasiyaye :down:
Waa niman shareecada dulmiyey, iyo Daraawiishe
Waa niman digniin aan ka qabin, dabaqi naareede :lol:

Waa niman darxumo kaaga iman, deeqii loo galo e
Waa niman dalaadaha ku qubi, derejadoodiiye
Waa niman dad kale raacayoo, deyr ka dhaadhiciye

Waa niman dibadduu bexee, sii dabayshadaye
Waa niman canjeelkii dorraad, daawadii furaye
Waa niman qalbigu diiq yehee, doorsanoo falane

Waa niman dubaaqoodu yahay, inay dareeraane
Waa niman dagaalkii kufriga, iigu duurxuliye
Waa niman aan lala doonahayn, dux iyo liibaane

Waa niman habaar loo dujee, duco ka beydhaaye
Waa daallimiin lagu hurshaa, dab iyo baaruudee
Waa niman dad iyo maal Ilaah, dumug ka siiyaaye

Waa nimanka dacaygii ku jiray, daaldhaha ahaaye
Waa nimanka Deylkii hormaray, dabada dhuubnaaye

Waa niman sidii dumar haween, muranka daynayne

Waa nimanka doobbiga noqdeen, duud xammaalka ahe
Waa nimanka doofarka qalan, doog iyo abaare

Waa niman digniin aan ka qabo, duq iyo waayeele

Waa niman dareen iga galaan, deyrka meersadaye
Waa nimanka daacuun jaryow, diley Ikhwaankiiye

Waa niman aan dib u fiirinayn, duug waxay noqone

Waa niman danbaabaan waqood, daahir noqonayne
Waa niman dafiray oo ka tegey, daacadda Illaahe

Waa niman dillaalkay cuneen, deyn ka buuxsadaye

Dibindaabyo waa niman wax badan, ila dul jeerraaye
Waa niman dakanadaydii qabaan, duudsi noqonayne

Maandhoow nin ciil dilahayoo,duuban baan ahaye

Dadabtii la ii dhi... ma galo, toban diraacoode
Waxa diifta ii yeelay waa, cadho daraaddeede

Haddii doobka caano ah iyo karuur, dacalka lay saaro

Haddii darib la ii soo dhigiyo, duqus la geedeeyey
Dibnahayga soor uma furoo, waa diqaysnahaye

Soomalidii baan u dudi, daadufka ahayde

Waxaan daabacuu rabinayaa, dabadkii Iidoore
Dul-ku-neefle oo idilu way, daalibahayaane
Ha yeeshee dubbaha waxaan la sugi, doofil iyo Giibe :lol: If he only knew we would kill giib

Waxaan duullaanka u bixinyaa, duulka Reer Dalale
Daa'ira san baan sugahayaa, dayrtan dabadeede
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by SLJOOFAY »

seemeyer wrote:

:lol: :up: Truth hurts!! doesnt it'?
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Estarix »

^^
Damn. Sayidkas gabays are filled with rage. :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by ToughGong »

Estarix wrote: ^^
Damn. Sayidkas gabays are filled with rage. :lol:

He was a Mujahid nonetheless,but he had his moments
Gabeygan hoose wuxuu ka wadey Ali Jam Habiil has a big d1ck :lol: :lol: :lol: :lol:

Huurale Cali Jamaac iyo, huluq dameer baa leh
Hawa beena Soomalidaa, hadafka raacdaa leh
Hadal ruma Daraawiishta iyo, weli hanuunaa leh
Ragga diinta hooyga u noqdiyo, hanad Shirshooraa leh

Hulqihii dad bari soo baxshiyo, hoogeydumar baa leh
Wixii habar Majeerteen iyo, halamash naagaa leh :D
Xaar laysku heylaamiyiyo, halalac Mooraa leh

Hammuunaan damayn iyo hunguri, lala hadaqaayo
Handadka iyo heemada markuu, hadawga leefayo
Warsengaligu haybtuu yihiyo, horor dugaag baa leh
Hoobaaq laguu qodahayiyo, hagar shisheeyaa leh
Hundhur iyo caloolxumo ninkii, cadawgi heeraa leh
Hankuugyo uurgulguluc ninkii, hiijo qabay baa leh

Inaad luqunta hoogaamisiyo, hogosho ciil baa leh
Meeshiyo habeen aakhiraad, hibasho maag ba leh
Haakaalle Eebbow ninkii, libin hoyaadshaa leh
Hoh iyo caku iyo hiif ninkii, hawkar galay baa leh

Halaaka iyo laandeyr ninkii, marin habaabaa leh
Hinji iyo habaar waaq ninkii, huray ustaadkaa leh
Heeggaa in loo maro arlada, habi la'aan baa leh

Hor Ilaah in loo jeedsadiyo, haajir culimaa leh
Haawiyada naareed ninkii, Ferenji haystaa leh
Iidoorka hoosada Berbera, ka hawisaa hey! leh

Harag uraya Muusa-Carrihii hoodhi jirey baa leh
Hadduu niriggu heeryada ka rido, hoogey Arab baa leh :lol:
Xaal hadura Habaryonis iyo Herer nin joogaa leh

Ciisaha baqtiga hii...iyo, haqay midgaan baa leh
Huurale Cali Jamaac iyo, huluq dameer baa leh
Xididnimo habboonkeed ninkii, lagu hirtaabaa leh

Hargaamooyin iyo ceeb ninkii, gun u hoydaa leh
Hidda xumo gobey heerle iyo, horinta Cawl baa leh
Hub wanaagsan heensiyo fardiyo, haybad iyo luuli

Hodya deeqa hoo iyo waxsiin, hor Alla geystaa leh,
Hannaan qurux san haashaar gobeed, hodon Dariiqaa leh
Horweynkiyo haleelada nirgaha, loo hitiqinaayo
Haamaha karuurkee la shuban, holaca jiilaalka

Heel xoola laga buuxiyiyo, hibana Eebbaa leh
Hal madow higgaad iyo Quraan, Ha iyo Wow reebban
Harannimiyo hooyaale gabay, heello iyo maanso
Nin kaleba naftiisa ha hafree, hoodo anigow leh
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by SLJOOFAY »

He was a Mujahid nonetheless,but he had his moments
The Sayid killed more Somali's than all of the gaalo (english,italians and french) combined. He massacred and looted the Somali people at will. The question is do you pretend that none of that happened and just judge him by his struggle against the gaalo or do you look at the whole package.
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Estarix »

Seemeeyer, adeer lets not carried away now. All the Darood conflict were all side conflict, his struggle was primarily against the British and the Isaaq. :lol:
Last edited by Estarix on Sun Mar 13, 2011 3:19 pm, edited 2 times in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by ToughGong »

^
I judged him by his struggle against the gaalo only :mrgreen:
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by Estarix »

Thats how we should all judge him.
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by SLJOOFAY »

Seemeyer, Eastrix :up: cool thats how i'll judge him aswell :mrgreen:

But honestly if it werent for siyad barre(AUN) majority of people would see the sayiid in a completly different light including the Dhulbahante. My gran hates him cos he wiped out half her family in 1 day
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Italy somaliland=Majeerteenia?

Post by ToughGong »

Estarix wrote:Seemeeyer, adeer lets not carried away now. All the Darood conflict were all side conflict, his struggle was primarily against the British and their protectors the Isaaq. :lol:
The Darawish does not equate to Darod
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”