How much do you love your reer abti?
Moderator: Moderators
Re: How much do you love your reer abti?
A simple answer like everyone else would of done it.
Lakiin i seen your latest comments on the Kalshaale issue, Sahanoow Ma sheikh, Sultaan & Shiciib ba Gardaro baad uso guntateen! oo waxaad shaleey didaseen baad rabtaan inaad dad ku qasabtaan! oo weliba Dhulkooda Shegataan! Gardarada waa lagu Jaaba ee Hooy is Qaabta!

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
Intu meesha gadabuursi maddaxweyne ka aha , dhulkiina ciidanka Somaliland miyaanu joogin ? ma' maalintu nin Habar jeclo oo shacabku soo doortay jagada qabsaday bay xaq daradu bilaabantay ?
Aar ciyaarta inaga daaya
Aar ciyaarta inaga daaya

Re: How much do you love your reer abti?
Ninkaa Gedobursi siyasaad buu kuu soocday ee labo belood oo is dagashaay muu oraan uu kala hiliya! Adigu aah ninka yiri Silaanyo is wrong to destroy Barkadaha and move his soldiers out! hada yaa didaan? 
Gardaaradada maba aragtiid daad idika indho adaag walaahi ban weligeey arkiin!

Gardaaradada maba aragtiid daad idika indho adaag walaahi ban weligeey arkiin!
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
De ..of course . Anigeygan ku la hadlaya sow ma' ihi sacad muuse . Beriyo dhexdaas ah reerkaan ka dhashay bay dawlada iska hor yimadeen . Tikniko baa lagu rusheeyay , Riyaale na maddexweyne ayuu ku aha waddanka . Haye , ma'gadabuursiga ayaynu nidhi qalad -ka iyaga leh ? negative !
Sidaad si le'eg , cidagalaha , beri ay waddoyinka xidheen , tikniko baa la'ala dhacay ? Cali Waraabe baa soo baxay oo kala fadhiisiyay dhallinyarti .
Ninka dhulbahante e somaliland degan , sharcigan reerahan kale qabta , miyaanu qaban iyaga ?
Qabyaalad baa idin ka hadlisinaysa . Intu ninka gadabursi maddexweynaha ka aha Somaliland iska ogol baad ahaydeen , hadde se waxa idin gubaya waa ninka habar jeclo , sidaan anigu runta u arko waa sidaas.
That's not acceptable in my opinion .

Ruunta waad ogtahay Ninki Gedobuursi Kii Laascanood Xabada looga Saraay soo Mahaan, Somaliland is not Wanted or Welcomed in any part of our Land! and they will be kicked out. it's not about HJ! ilahoow muu sheydaan SL xukumo we don't want Somaliland! Ma Qasaab ba? ama Qabiil aan wadno ama yaan wadiin! maa Raabno Donina Maayno! Simple! saad Somalia uu didaan Somaliland uu didnaay! who gives you the right to Say we want to separate and you must come with us! and denies us the right for us to choose where we want to be part of? our Destiny is in our hands and Allahs and not SNM!
Sahanoow ilaheey ka cabso don't compare what happened to you to Kalshale this is was a declaration of war on Dhulos and we gave your the right Response!
Sahanoow ilaheey ka cabso don't compare what happened to you to Kalshale this is was a declaration of war on Dhulos and we gave your the right Response!

Last edited by Babygirl- on Thu Mar 17, 2011 5:11 pm, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
De dhulbahante ogol Somaliland baa jira . Kuwaas sideed odhanaysaan ?
Their voice do not matter ?
Their voice do not matter ?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
If I am dawladda Somaliland here for a minute and I have a couple of ministers and a certain number of Mps in my administration , what do I do concerning waxaad adigu i leedahay ?
Ma adigaan ku maqla mise kuwan dawladda igu jira ?
Ma adigaan ku maqla mise kuwan dawladda igu jira ?
Re: How much do you love your reer abti?
Kuuwina Xamar joogana? what about their voice? they will be arrested right?
Kuuwenana the Jail baa suugaya! ama excution like what happened to the ones in Lascanood!
Kuuwenana the Jail baa suugaya! ama excution like what happened to the ones in Lascanood!
Re: How much do you love your reer abti?
SahanGalbeed wrote:If I am dawladda Somaliland here for a minute and I have a couple of ministers and a certain number of Mps in my administration , what do I do concerning waxaad adigu i leedahay ?
Ma adigaan ku maqla mise kuwan dawladda igu jira ?
Markaa kuuwa dowlada kuugu jiri! who are 90% your Qabil & you who went to war with my people! what should i expect from you? WAR and we fought back..
Xaaqa wuxu aah, waar hooy dadka Dhulkooda haloo daayo!
Xaqdarada laa isku racaynaa dhulka wa la wada leyahay, base na walaga dhisaya! (when did we accept SL for u to have a base in my land or pass judgement on who i should share it with)
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
Look babygirl , horta wax Isaaq ah oo Xamar jira ka' ma hadlayno halkan . Buuba marku iska soo noqday , cidii ma xidhin .
Iminka mid aynu ku heeshino .
Adigu dhulbahante baad tahay .
Maddaxweyne ku xiigeenka Puntland na waa dhulbahante .
Xaabsade na waa dhulbahante .
Marka horta qayb iyo sidu dareenkiinu siyaasadeed yahay , magacyo idiin gaar ah samaysta haddi kale idin ki baa isku wareeraya .
Sool iyo Sanaag na , waa la iska wada ogyahay in dhulbahante iyo warsageli aanay gaar u ahayn . Ilaa iyo Nuugaal bu dhulbahantu dega oo ay majeertenka iska gaadhaan , Sool na Isaaq bay la degaan , marka horta taasi ha inoo dambayso e , magacan dhulbahante maadama aad kala siyaasad duwan tihin , magacyo xisbiyeed samaysta .

we are only claiming our towns and cities, and did the SNM have Xisbiyo? i don't see the point!
99.9% of Dhulos are Against SL we gave you a clear answer.. SL = SNM = Isaaq-Land.
99.9% of Dhulos are Against SL we gave you a clear answer.. SL = SNM = Isaaq-Land.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
I know you're trying your best , laakiin your argument has no relevance . SNM-tu ummad midaysan bay matalaysay , dhulbahante waa harti waa na daarood . SNM hadalkeedu horta halkan inoo ma'ba yaal . Dhulbahante dhexdiisi baad kala mabda duwan tihin , yacni waa aniga oo habar awal ah oo saddex meelood u kala kaca .Babygirl- wrote:we are only claiming our towns and cities, and did the SNM have Xisbiyo? i don't see the point!
99.9% of Dhulos are Against SL we gave you a clear answer.. SL = SNM = Isaaq-Land.
Aniga waa iga talo . Magacaa dhulbahante baad isku qabsanaysaan , dhexdiina baad isku kacaysaan , meel na u dhaqaaqi maysaan .
Xisbiyo haddaad samaysataan laakin , waa la kala cod badnaan kara iyada oo magacii reerka sharaftiisi halkiisi hore u taalo .There is nothing more emotion inspiring than "qabiil " and that will be your ultimate weakness .
Gotta bounce , peace .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: How much do you love your reer abti?

Re: How much do you love your reer abti?
Some of the best legendary warriors in the past gave no quarter to their rear abtis and their intimate knowledge gave them the edge required to achieve their heroic status.
Sahan will hopefully be on the frontline oneday not giving mouth to mouth to his reer abtis but AK47 to head...
Sahan will hopefully be on the frontline oneday not giving mouth to mouth to his reer abtis but AK47 to head...

Re: How much do you love your reer abti?
Sahanow sxb i was messing with you, and i was geting at how critical you have been of your reer abti recently. I knew the answer already but just thought to put you on the spot
I see babygirl geting her diric in a twist.

I see babygirl geting her diric in a twist.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2851 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 0 Replies
- 773 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 76 Replies
- 6072 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 84 Replies
- 6208 Views
-
Last post by waryaa
-
- 1 Replies
- 655 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 45 Replies
- 4995 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 3 Replies
- 639 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 35 Replies
- 2514 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 8 Replies
- 705 Views
-
Last post by gemini07