Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by Faranacab »

Ina adan dhanka Somalia weli waan u fikiraynaa,,....al yacnii ugaas weynaha ayaa safiir ka ah...isaga ha looga danbeeyo..inta ay wax ka cadaanayaan..

hyper adeer horta qaarankii ma bixisay...:lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by ina aadan »

Ugaas ku gartay,,,,lakin ugaaski baaban warkiisu caday marka waynu sugi bal intuu ka imaan kobtan.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by Faranacab »

Isagaa hogaankeena ah garadow,, marka aynu ka war dhowrno. inta uu dhalinta ka samrayo.. :lol:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by hanqadh »

war Ugaasyadii baa batay, waa in arintan topic loo furaa. :mrgreen: :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by Faranacab »

Garaad hanqadh iyo garad Adanoow..arimaha jubooyinka ayaa topic u baahan..hal garaad iyo hal ugaasna ha looga danbeeyo... :lol:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Dagaal culus oo ka dhacay Dhobleey

Post by damu »

does anyone have the latest updates from dhobleey??
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”