lool, horta meeshan google map ka aad soo dhigtay is not even west of of wajaale, its rather south of the town marka xadka dhinaca ethiopia looga talaabo. magaalada iyo deegaanka ku hareeraysani dhamaan traditionaly waa deegaan reer yoonis mainly reer cabdi and reer xaad, laakiin jibriil abokor ka kalena wey nala dagaan sababta oo ha dhexdayada dhulka ma kala sheegano. south ,west ,eat ,north, dhinaca somaliland dhinaca ethiopia afarta jiho ee wajale = deegaan jibriel abokor.RuralMan08 wrote:Wajaale min galbeed waa dhul gadabuursi sxb even the iidors acknowledge that. Beeraha gadabuursi is plenty outside of wajaale. DOnt get it confused with wajaale somaliland. Im talking about dhinaca itoobiyasamatar133 wrote:@ reer nuur daan in wajaale. meeshan somnet wax walba waad ku arki.
waxaan u maleynayaa inaad u jeedid Malaalo Cad which is 15 to 20 km west of Wajale, cause thats the nearest village of reer nuur.
how do i know that? cause my father was born there my granfather was born Gobyarey which is 21 km south west of wajaale, and i have been there manay times.
from wajaale all the way to near Haroraysa which is not far from jigjiga= jibriel abokor.
currently gudoomiyaha demada wajaale waa jibriel abokor, sidoo kale gudoomiye ku xigeenku waa jibreil abokor, maayorka magmada= jibriel abokor, dhamaan xubnaha golaha deegaanku waa jibriel abokor. its being like that during kacaanka government and 1960s civilian governments of somalia. its being like that wakhtigii ingiriiska.
waxaan rajeynaa inay itaasi cadayn kugu filan, and i hope i corrected your wrong assumptions!