murax waa ku sidee, ma waxaas oo kale baa meeshan wareersan lagu sheegaaMurax wrote:Suga,
Columbus dhinaceed ka degantahay?
Personally I like to visit columbus but after living in DC metro area , its too badow for me

runti meel kasta ohio wee dhaantaa lakiin ohio waa meel aan laga maari karin. waxaan ka sheego waa igu dambi
