So Somaliwayne as long as it doesn't include Djibouti miyaa


Don't you see the problem there
Moderator: Moderators
Sahan/GalbeedSahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa![]()
Ciyaar ha moodin S-ta
Again you 're being disingenous . Ever since Eritrea has seceeded from Ethiopia , the Ethiopians have been looking for an alternative route {port} to facilitate and sustain their economy. When Hargeysa was deemed too dangerous , where and who did ethiopia called upon ? The Ciise and Djibouti .Heritage! wrote:Djibouti supports united Somalia for many reasons. There has to be a strong and powerful nation as you were before1986. we want a nation that can defend herself against others. Now they cannot even say no to Ethiopians who come and go inside Hargeisa and Boosaaso as if they were in Ethiopia.
I respect you guys from Somaliland but can’t you see we(Somalis) are now too weak to defend our dignity…
Ecoutes , le terme "nacnac" ne fait pas parti de mon vocabulaire . Je sais de quoi je parle et je ne m'en tiens qu'a des references historiquement viables, que ca te plaise ou pas . Any true Djiboutian should be able to understand that .Heritage! wrote:Sahan/GalbeedSahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa![]()
Ciyaar ha moodin S-ta
Inaar! nacnacda ka reeb kaftanta. you still live in 1980s the days of hostile propanda among Somalis. Wake up, Bro you killed your brothers and they killed you. it is silly to proud of that war. you should be ashamed of the whole thing.
it is over. you have to think of your future.
And then?AsadSL wrote:Gudaboursi and Cisse, Somaliland will remain somaliland and you will be apart of it by force like always. So continute to hold small shirs and parties the situation back home wont change. The people back home dont want war so stop pushing shit while your in Northn american or Europe sippin shai.
Toujours la meme chanson. tu nous prends de Maangaab ou quoi? I was there A coté de Qumane-Shanabaale ! you got it right?SahanGalbeed wrote:Ecoutes , le terme "nacnac" ne fait pas parti de mon vocabulaire . Je sais de quoi je parle et je ne m'en tiens qu'a des references historiquement viables, que ca te plaise ou pas . Any true Djiboutian should be able to understand that .Heritage! wrote:Sahan/GalbeedSahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa![]()
Ciyaar ha moodin S-ta
Inaar! nacnacda ka reeb kaftanta. you still live in 1980s the days of hostile propanda among Somalis. Wake up, Bro you killed your brothers and they killed you. it is silly to proud of that war. you should be ashamed of the whole thing.
it is over. you have to think of your future.
ninkii faransiis wuxu hore yidhi " On n'apprend pas au vieux singe a faire la grimace'Aniga been la ii ma sheego .
suppose I am A Daarood. is it a crime to be one of them?SahanGalbeed wrote:Daarod kale oo wuxun ahayn iska dhigaya baad tahay e , ina dhaaf niyow, shiidh fowqal shiidh .
SahanGalbeed wrote:Being daarood is not what makes you a shiidh fowqal shiidh , pretending to be someone you're not is .
SahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa![]()
Ciyaar ha moodin S-ta
waxba maad sheegin. ma waxad is ledahay card-ki binu axmed ha laguu cusbonaysiiyo?seemeyer wrote:They call your people "Inantii sanka jeexneyd"Blue_609 wrote:they saved ur ass in 1991.
![]()
SahanGalbeed wrote:Daarod kale oo wuxun ahayn iska dhigaya baad tahay e , ina dhaaf niyow, shiidh fowqal shiidh .
Dadku wuxu u kala baxa , dad wax kala og oo loo jawaabi karo , iyo wax sidaado oo kale ah , raali ahow .Cumar agoon alle ha u naxariiste haddu Isaaq wax siin laha , gacalkii oo garaxajis oo habar yoonis ah buu wax siin laha waa ba habar awal . Naanaab walba ba iska kaa qabsanaya meel ba'astan !waayeel101 wrote:SahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa![]()
Ciyaar ha moodin S-ta
miskiin, reer burco waxa ugu sheeke oo dheh dadbaan idinka haya iyo cidbaan eryaday.
war jabuuti ma ogtahay in ciise iyo gadabursi tiraba 3 jeer ugu yaran la isku dilay, oo ugu danbaysay 1989-1991. dawlada dhan ee jabuuti macal isxaaqooda waxa ka cabadiyey inamo yaryar oo JAMHUURI la odhan jiray. adu ma ku dhacda inad ciise kula dagalanto jabuuti gudeheda? inanta u dhaxday ciise ayad ku jogta meeshas ee iska iimaanso sxb waxad ka tahay jabuuti.
hana ilaawin in wasiirka habar awal ku leedahay jabuuti ilaa maanta uu ku siiyey cumar kaamil jimcaale (cumar agoon). wax kale ku odhan maayo, oo waan ka xishoonaya in qof sidada oo kale ah doodo. lkn xaqiiqdu waxay tahay in aanu ku qaldanay marki jabuti aan idinku so dhawaynay, xitaa hadi isxaaqa kale aan sidiina ugu soo dhawayn lahayn jabuuti maanta sidiina umay hadleen.
waxba maad sheegin. ma waxad is ledahay card-ki binu axmed ha laguu cusbonaysiiyo?seemeyer wrote:They call your people "Inantii sanka jeexneyd"Blue_609 wrote:they saved ur @#!*% in 1991.
![]()
![]()
ciise haday gadabuursi waxa ugu yeedhan adu maxad noqon![]()
somali oo dhan ciise wuxuu ka yaqaan gadabuursi taasa xaqiiq ah.
ciyaalkan sacad muuse ee qurbaha ku cayiley waan idin karbaashi laha lkn dad fiican ayaan idinku xaq dhawraya.
intaasan kaga baxay.