suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Post by samadoon-waaxid »

damu wrote:
Wafdiga Maamulka SSC ee Muqdisho jooga ayey dowladda labada Shariif ku wareejisay hub iyo saanad melleteri
coincidence??

the killings bare the same M.O as the targeted assisinations of officials in xamar
when AY was in power and sharif was in the opposition :o
:lol: :lol:
habarta odeyga wax loo saar :lol: :down:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Post by abdalla11 »

Walle garad waa doqon
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Post by LobsterUnit »

REMEMBER the last "terror" suspects the Somaliland gaalracs apprehended with the work of supposed western copters? The guy was released without any charges.This is just another case of ass licking :D
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Post by udun »

Madelina wrote:
garad13 wrote:^^^ Madelina inabti you wouldn't be saying that if you knew the men which were apprehended and their ties to Garowe it's obvious where these attacks are being co-ordinated I have sources very reliable ones giving me information ;)

If SSC was behind these killings I would be the first to condemn them I see these as cowardly acts which need addressing :idea:
garaad so you saying Udun iyo noociiisa are behind this :lol: Ilahay ha sahlo, reer LA deserve better Insha Alah Khayr :sland: :up:

Madelina, it is actually SL intelligence doing the killings in Southern, Central, and PL State of Somalia. Of course, thru their agent in command within Al-Shabaab Ahmed Abdi Godane. PL has no interest in these killings. The SL's intention for these killings is the rest of the country is rife with Al-Shabaab men, and it is only SL capturing them :shock: :down: In fact, it is all obvious any one with a rightful mind that it is SL intelligence that runs Al-Shabaab leadership.

In LA, it is the SL intelligence doing the killings. That is a known fact.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: suspects have been arrested in Hargeisa and Laas-anood

Post by Siciid85 »

Ciidanka Booliska Ee Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga U Taxaabay Macalin Ka Tirsanaa Dusiga Sare Ee Muuse Yuusuf Iyo Ciidamada Oo Lagu Eedeenayo In Ay Jidhdil U Gaysteen Macalinkaas+ Mudaharaad Kala Xidhay Magaalada.





Laascaanood (Ramaas)May 4, 2011 - Ciidanka booliska ee Magaalada Laascaanood ayaa maanta xabsiga u taxaabay Maxamed Xasan oo ah nin macalin ah oo wax ka dhigi jiray dusiga sare ee Muuse Yuusuf, kaasoo la sheegay in loo gaystay jidh-dil fool xun.

Ciidamo aad u hubaysan ayaa saaka xoog ku galay dugsiga sare ee Muuse Yuusuf, iyaga oo si khasab u kaxaystay macalin luuqada Carabiga iyo diinta ka dhigi jiray dugsigaas, iyada oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay in uu xidhiidh lahaa kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya, laakiin aanay jirin wax cadayn ah oo ku saabsan eedaymaha loo haysto.

Ardayda wax ka barata dugsiga Muuse Yuusuf oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in macalinka wakhtigii la qabtay uu xiisad ku jiray, iyada oo mid ka mida ardayda la sheegay in askartu ay qoryo ku qabteen si uu u tuso macalinka wakhtigaas ka horna waxa uu maamulaha dugsiga Cabdirashiid Aflahaar uu diiday in uu soo gacan galiyo macalinka, waxaana ay ardaydu dadaal u galeen sidii ay ciidanka ugu reebi lahaayeen , laakiin rasaas ay hoos loo riday ayaa cabsi galisay ardayda.

Markaas ka dibna arday ayaa badhtamaha ka dhigay isoo bax ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xadhiga macalinkooda, balse maamulka Magaalada Laascaanooda, ayaa ardayda ku qanciyay in kala dareeraan iyaga oo ballanqaaday in la soo dayn doono macalinka xidhin, hase ahaate macalin Maxamed Xasan ayaa la sheegayaa in uu wali ku jiro xarunta ciidanka C.I.D-da oo su’aalo lagu waydiinayo sida ay shabakeda wararka ee Ramaasnews u sheegeen dad ku sugan Magaalada Laascaanood.

Maamulaha dugsiga sare ee Muuse Yuusuf Cabdirashiid Aflahaar oo warbaahintu wax ka waydiisay weerarkii ay ciidamadu ku soo qaadeen dugsigiisa, ayaa sheegay in aad ugu xunyahay falka ay askartu kula kaceen macalin Maxamed Xasan, iyada oo ay guuldaraysatay waan-waan la doonayay lagu soo damiinta macalinka, waxaana uu yidhi” Macalinkii waa xidhan yahay, markii aanu damacnay in aanu Damiinano oo waraaqda nala sexeexi lahaa ayaa Sirdoonku diideen kuwaas oo yidhi lama sii daynayo waxanuna doonaynaa oo kale Maamulaha Dugsiga Cabdilaahi Aflahaar iyo Macalinka Tarbiyadda (Cabdirashiid).
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”