melo wrote:The Quran is in Arabic, not somali. The somali sufis were not reading the quran properly. Alxamdulillah it has been taken over by proper qirah




Moderators: Moderators, Junior Moderators
melo wrote:The Quran is in Arabic, not somali. The somali sufis were not reading the quran properly. Alxamdulillah it has been taken over by proper qirah
soomaaliya masoo gaarin diin sheegeysa in qabriga inta la dhiso halmitir kabadn la dhiso korka laga daboolo subax walba foox lagy shido lana agfadhiyo ilaa barqadii .culimadeenii horana waxaa lagama hayo . takfiirintana sheekh maxamed c.wahaab ma bilaabin mana dhihin sida hada socoto qofkii kaafikir duwan gaaleysii hadaad arintaas cadeyn u heyso waan kaasugeynaa inuu sheekhaas kitaabihiisa ku qoray takfiirinta muslimiinta si fududDR-YALAXOOW wrote:
Horta waad la socotaa UMADDA somaliyeed mudo lagu qiyaaso 1300 sano ayey islaam aheeyd. Diinta islaamka dariiqada ay Somaalida ku soo caano maashey kuna soo dhaqmi jirtey 1000 sano iyo wax la jira waa Dariiqada Ahlu sunnah waljamaaca mad-habta Shaaficiyah.
1:-Takfiiriya= dad qof islaam ashahaadeyna la gaaleysiiyo
2:- waxay la timid is islaamka la galiyo dagaaalo AHLI AH ,dadkana lagu xasuuqo magaca islaamka
3:-wahaabiyada waxa ay la timid SUICIDE BOMBING, in dad islaam ah ama aan islaam aheeyn leeysku dhex qarxiyo , dad shacab ah magaca ISLAAMKA lagu xasuuqo.
ARABWORSHIPPERS erayga wuxuu ka yimid waa wahaabiyada waxaa braiwash lagu sameeyey wax waliba carab ah waxay moodaan ISLAAM.
1:- SIDA MAGAC badalida ABUU ABUU ABUU UMU UMU HEBEL HEBEL
2:- DHARKA sacuudiga ee ah dhaqan sacuudi oo la moodo islaam-
3:- shiiikhyo carab ah in sidii ZANAM oo kale loo caabudo, iyo ixtiraaamo ka dareey ah la siiiyo
4:-quraanka kariim ah oo loo akhriyo sida carabta. siiba HABKA SACUUDIGA U AKHRIYEEN loona moodo akhrinta saxda ah, taasoo qalad ah, quraanka qof waliba sida ugu quruxda baddan ee dhaqankiisa ah ayuu u akhrin karaa, waayo qof CAJAL COD AH KA HEEYSO ma jirto siduu uu rasuuulka waqtigii loo akhrin jiray quraanka.
6= in af soomaaligii lagu badalo erayo af carabi ah sida(( AKHRII) UKHTII) in labadii eray AF SOOMAALI dhexdooda la geliyo kalmad af carabi ah si leeysaga dhigo qof diiin ka hadlaya.
WAXYALAAHAAS ayaa ka mid ah ARAB WORSHIPPERS , dadka caabuda carabta. ama ARAB ASS LICKERS![]()
MARKA wahaabiyada waa xaqiiqdiii mad-hab aad u foolxun taasoo loogu tala galey in diinta islaamka naxariista ku dhisan lagu dumiyo.