Inta dowlad kumeelgaar oo uu dalka soo maray markii
loo fiirsho wax qabadyadoodi iyo raysal wasarayashi soo
maray mid lala bar-bar dhigi karo tani majirto.
guulaha ay gaartay dowlada FARMAJO
mid lala simi karo malahan.
zingii wrote:Shariif Xassan wuu ku fashilmay arinta uu wato.
Nope, the guy got extension as Parliament speaker whereas the President and the PM didn't get it. Sakiin is a G
Ina Sharmake was more effective eventhough Donkey was working against him. Every project done by Farmaajo was started by Ina Sharmake, cirka kama soo dhicin arintu, it's an process

Cantara-baqash naga kala yaree duqa.
sheeko caruureed waqti uma hayno.
bal inoo yara taataabo waxa uu bilaaway ina sharmake.
TV stationka oo soo noqday isaga bilaabay, Farmaajo finished it. He also wanted to include Ahlu sunnah into the government, shariif ( who's also a suufi) refused it, Ina sharmaake wanted to launch a massive attack on Shabaab, donkey didn't want that. It's well known that these two were on the same page, u never saw them in one room. It's really stupid not to think that governing is a proces. Ina Sharmake was more in Mogadishu than Farmaajo, that says alot.
Khamiis, May 12, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal ka jeediyay kulan uu golaha ammaanka ee UN-ku ka yeeshay arrimaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda iyo baarlamaanka uu ka dhammaanayo waqtiga marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan, iyadoo aanay jiri doonin koox sii joogaysa muddo saddex sano ah.
shacabka Soomaaliyeed iyo beesha calaamka ma aqballi karaan fikirka baarlamanaka oo si cad ugu xad-gud-baya sharciga dalka u dagsan, iyo saddexda sano ee ay sida iskood ah ugu kororsadeen
If this becomes a reality, PM Farmaajo has turned the tables on Shariif Hassan. If UN Security Council accepts and it becomes official, the tables has then been turned on Shariif Hassan and his supporters. The question is did the UN Security Could accept the proposal from PM Farmaajo?
abdalla11 wrote:TV stationka oo soo noqday isaga bilaabay, Farmaajo finished it. He also wanted to include Ahlu sunnah into the government, shariif ( who's also a suufi) refused it, Ina sharmaake wanted to launch a massive attack on Shabaab, donkey didn't want that. It's well known that these two were on the same page, u never saw them in one room. It's really stupid not to think that governing is a proces. Ina Sharmake was more in Mogadishu than Farmaajo, that says alot.
That indicates the reason why didn't accomplish a jack ninyahow.
Shariif wuu arkay in ninka laga xukumo PUNTILAYN oo uu danaha guud
ka shaqayneen. Nin maalin walba lasoo shir tagaya (dhaqalaha nus heeso, nusna puntilayn sii).
Bal may isku dhacaan SHARIIF iyo FARMAAJO?
taasi waxay kuu cadaynesa inay danta guud kawada shaqenayaan.

Even if they dont, shacabka somaliyee would see the double dealings-ka meesha ka socda and would make their voicess heard.
say rabaan hadaysan noqon, mucaaradka bay wada taageeri si ay adigu LID kuugu noqdaan.
abdalla11 wrote:TV stationka oo soo noqday isaga bilaabay, Farmaajo finished it. He also wanted to include Ahlu sunnah into the government, shariif ( who's also a suufi) refused it, Ina sharmaake wanted to launch a massive attack on Shabaab, donkey didn't want that. It's well known that these two were on the same page, u never saw them in one room. It's really stupid not to think that governing is a proces. Ina Sharmake was more in Mogadishu than Farmaajo, that says alot.
That indicates the reason why didn't accomplish a jack ninyahow.
Shariif wuu arkay in ninka laga xukumo PUNTILAYN oo uu danaha guud
ka shaqayneen. Nin maalin walba lasoo shir tagaya (dhaqalaha nus heeso, nusna puntilayn sii).
Bal may isku dhacaan SHARIIF iyo FARMAAJO?
taasi waxay kuu cadaynesa inay danta guud kawada shaqenayaan.
So staying in Mogadisho and dealing with the day to day affairs indicates to doing jack shit? sidee wax ka yihiin, who will govern the country if, the President, the PM and the chairman of the parlaiment leave the country at the same time? It happened so many times that those three were absent from Somalia at the same time!
Sharif just woke up, he's doing this to get an extension farmaajona waa wiil la sito, best believe that.
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadaly doorasho dalka ka dhacda iyo maamul goboleedyada soo badanaya
Sabti, May 14, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Max'ed C/llaahi Max'e0d (Farmaajo) oo safar ku jooga dalka Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay maamul goboleedyada dhismaya, isagoo ku tilmaamay kuwo caqabad ku ah nabad dalka ka dhaca, wuxuuna sidoo kale ka hadlay doorasho ka dhacda gudaha dalka oo lagu soo doorto madax cusub.
Mudane Maxamed C/llaahi ayaa hadalladan ka sheegay xaflad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen habeenkii Jimcaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, oo uu horay ugu noolaa.
"Maamullada dalka kusoo badanaya waxay isugu jiraan faa'iido iyo khasaare, balse waa kuwo ay dano gaar ah ka leeyihiin dowlado shisheeye," ayuu yiri Farmaajo oo sheegay in faa'idada maamul goboleedyada ay tahay mid ku saleysan nidaamka federaalka ah.
Sidoo kale, wuxuu sheegay in maamul goboleedyadu ay yihiin caqabad hortaagan nabad ka dhalata Soomaaliya, isagoo sheegay in nin walba intii uu qayb ka qaadan lahaa daganaashaha dalka uu ka doorbiday inuu sameysto maamul goboleed uu ka noqdo madaxweyne, taasoo uu ku tilmaamay inay tahay qorshayaal lagu kala jarayo dalka.
Dhanka kale, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay doorasho dalka dhacda taasoo lagu soo xusho madaxda dalka, isagoo daboolka ka qaaday in baarlamaanka hadda jira uusan dooran karin madaxda dalka, loona baahan yahay marka hore in lagu sameeyo dib u habeyn.
"Baarlamaanka hadda jira ma dooran karo madaxda dalka, waayo isaga ayaa u baahan in dib u habeyn lagu sameeyo oo la dhimo tirada 550 xildibaan ah, waayo waxaa bishiina nooga baxda mushaaraadkooda nus malyuun dollar," ayuu yiri Farmaajo.
Hadalka ra'iisul wasaaraha ee ku aaddan doorasho dalka laga qabto ayaa imaanaya iyadoo guddiga doorashada baarlamaanka ay dalka Kenya uga qaybgalayaan tababar ku saabsan habka doorashooyinka.