Page 2 of 2
Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS
Posted: Wed May 18, 2011 11:50 am
by Mr_Alfaas
Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS
Posted: Wed May 18, 2011 12:06 pm
by djibsomali
Mr alfaas maa waxaad iloowday inaan somaliland lafteedaa aniguu sameyaay??
Mantaa somaliland waxay uu liidaatoo waa anigaa mucariid kuu noqday..
Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS
Posted: Wed May 18, 2011 12:13 pm
by ToughGong
Keyse_0208 wrote:Mr_Alfaas wrote:DJbt daaya niyow ninkaasi waa ninka kaliye kaftami karee

Kaftankii internetku Cimri Deg-deg ayuu u keenay Miskiinka

Waar imika wuu yara nafisey sidii Dahabshiil,, Emperor uu xidhay
Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS
Posted: Wed May 18, 2011 12:22 pm
by Mr_Alfaas
djibsomali wrote:Mr alfaas maa waxaad iloowday inaan somaliland lafteedaa aniguu sameyaay??
Mantaa somaliland waxay uu liidaatoo waa anigaa mucariid kuu noqday..
Mucaaradnimada in aad FAHANTO WEYI,Maamulka wax ka sheeg lakin qaranimada walama taabtan
BTW mucarad haday noqoto ana ka mucaaradsan

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS
Posted: Sat Jul 02, 2011 2:44 am
by AsadSL
The french nurse had nothing to day. Unless he really is delusional.