QABIIL QADHAN MA NOQDO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by udun »

ciyaal_warta wrote:qabiiiiiil wa qaran dumis :up:

maalin aan af qaldan iska doon doonay nooh.. midkoo sxbkey ku lahaa waraa carabka yoo muruq kaa galin ...cidaan almiinto aan caadi aheen ee qabaanaa
:lol: :lol:

Qaldaamiin say waa maxay nimanka waaweyn ee intuu maantoo dhan hadalka wado hadhow kusoo xiraya "Nooh" :lol: :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by udun »

gobdoon wrote:Do you agree with me .
Yes.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by The_Patriot »

zingii wrote:
Kukri wrote:i think the right way is qadhmuun :lol:

i also sometime use both (r) or (dh)

are you from waqooyi or konfur?
neither, am from qurbaha.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by ciyaal_warta »

udun wrote:
ciyaal_warta wrote:qabiiiiiil wa qaran dumis :up:

maalin aan af qaldan iska doon doonay nooh.. midkoo sxbkey ku lahaa waraa carabka yoo muruq kaa galin ...cidaan almiinto aan caadi aheen ee qabaanaa
:lol: :lol:

Qaldaamiin say waa maxay nimanka waaweyn ee intuu maantoo dhan hadalka wado hadhow kusoo xiraya "Nooh" :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: magaalo la joogaa duqa baadiya mala jooogo

hada ka hor aa xarfaan qaldaan ah iyo xarfaan reer koonfur aa dekada ka wada shaqeynaayeen xamaali cml...marka duhurki ey shaqeynaayaan xamaaliyaasha shaatiga ama funaanada wa iska saaraan si kuleelka iskaga yareeyaan nooh...sxbkaa reer koonfur waxoo arkay xarfaanka qaldanka ahaay oo xabadka dhan ka guguban nooh..markaasoo dhahay " Duqa maxaa waaye filinkaan cml" kii qaldaaan aa lasoo booday " dee anigoooo" intoo hadalka dhameyn xarfaan ciyaal xaafadka ku dhahay " bes bes wa kasi amplifier yadaada aa waynaaay nooh marki wa laguu yaraahaaye lee " :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by zingii »

^^^^ :lol: :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by zingii »

Xabadkoo ree xamar ah oo maskiin ah ayaa 91-kii bilowgiisi dagaalka markuu qarxay isbaaro u dhigteen kuwo AG ah nooh, xabadka shilimaadkii uu haystay waa laga furtay kadibna ka yaac meesha ayaa lagu yiri. Maalintii dambe sidoo kale ayaa loo galay oo markale isla kuwii dhaceen. Maalin sadexaadkii macawiistii bay kaga darsadeen oo buumo bay kusoo reebeen. Mr. reer xamar wuu tashaday oo goaan buu gaaray, waxaa u cadaatay qori in laisugu xoog sheeganayo. Noocii xamariga ahaa kuwo HG ah oo daris yihiin buu qori u doontay. abaaba lacag keen baa lagu yiri oo waxay ka gadeen AK47. Rasaas bay ugu cabeeyeen oo cirka ku tijaabi bay ku dhaheen. Xamarigii dhawr xabadood buu cirka u gamay oo wuu ku qancay qorigii, kadibna guriigiisa buu la aaday. Maalintii dambe wuxuu ka war helay iridiisa oo la garaacayo oo markuu furay waxaa taagay kuwii HG ahaa oo qof dhintay maydkiisa wado. :shock:
markaas bay ku yiraahdeen xabadaa shalay cirka u gantay baa dishay sxbkeen ee lacag mag ah keen. :?

reer xamarkii intuu yaabay buu yiri (idinka dhulka waa idinka fakan waayay hadana cirka maa dagteen)? :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by Cumar-Labasuul »

wadhyaa gobdoon waa dhuntaa qabiil qadhan ma noqdo
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by zingii »

Cumar-Labasuul wrote:wadhyaa gobdoon waa dhuntaa qabiil qadhan ma noqdo

Case closed. :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by Cumar-Labasuul »

zingii wrote:
Cumar-Labasuul wrote:wadhyaa gobdoon waa dhuntaa qabiil qadhan ma noqdo

Case closed. :lol:
:lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by Kukri »

ciyaal_warta wrote:qabiiiiiil wa qaran dumis :up:

midkoo sxbkey ku lahaa waraa carabka yoo muruq kaa galin ...
:lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by ciyaal_warta »

zingii wrote:Xabadkoo ree xamar ah oo maskiin ah ayaa 91-kii bilowgiisi dagaalka markuu qarxay isbaaro u dhigteen kuwo AG ah nooh, xabadka shilimaadkii uu haystay waa laga furtay kadibna ka yaac meesha ayaa lagu yiri. Maalintii dambe sidoo kale ayaa loo galay oo markale isla kuwii dhaceen. Maalin sadexaadkii macawiistii bay kaga darsadeen oo buumo bay kusoo reebeen. Mr. reer xamar wuu tashaday oo goaan buu gaaray, waxaa u cadaatay qori in laisugu xoog sheeganayo. Noocii xamariga ahaa kuwo HG ah oo daris yihiin buu qori u doontay. abaaba lacag keen baa lagu yiri oo waxay ka gadeen AK47. Rasaas bay ugu cabeeyeen oo cirka ku tijaabi bay ku dhaheen. Xamarigii dhawr xabadood buu cirka u gamay oo wuu ku qancay qorigii, kadibna guriigiisa buu la aaday. Maalintii dambe wuxuu ka war helay iridiisa oo la garaacayo oo markuu furay waxaa taagay kuwii HG ahaa oo qof dhintay maydkiisa wado. :shock:
markaas bay ku yiraahdeen xabadaa shalay cirka u gantay baa dishay sxbkeen ee lacag mag ah keen. :?

reer xamarkii intuu yaabay buu yiri (idinka dhulka waa idinka fakan waayay hadana cirka maa dagteen)? :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: waxaan maqlay aabahiis a aku dhahay cidaan cirka xitaa wey dagaan ee ad qori rid yaa ku dhahay...xarfaanki ku lahaa " Abaabow ani hal xabo lee riday " aabahiis aa dhahay" iney ku noqnoqatay malaga yaabo harqaan cml " :lol: :lol: :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by Barkhadd »

Djibouti
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by zingii »

ciyaal_warta wrote:

Reer Xamar enjoy life runti.

they cool in ma book sxb.
good ppl i tell ya.
Spursman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1831
Joined: Sat Apr 04, 2009 2:31 pm

Re: QABIIL QADHAN MA NOQDO

Post by Spursman »

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”