HELWAA wrote:Mzbeautifull wrote:So many horrible stories I do not know where to start .. laakin perhaps .. who knows this site might be watched none the less .. I do not give a F..
The experts on welfare fraud waa islaamo seriously sanad kastaba they pop out ciyal and claim to be single or divorced..
At the same time nimaayashoda have 2 amba 3 wife isku magaalo .. Ninkanaa wuu shaqeeyoo..
What do they do with lacagtoodan sida loogo rabaniin .. escuse my poor Somali..
They sent it oversea guri iyo wax kala baalaayo ayey diisaaan ..![]()
![]()
![]()
They live in poverty hakaaan back home wa royaltii
Aqalka ay dhisayaan goormey ka faaidy? May caruurtoda marka hore ka fuudh yeelan, oy ka farxeyan oy wax kasta oy baahan yehiin oo iibshaan?
Caruurtoodi ba ka khasaartey oo tuugnimu o dhaqaaqdey, wada cirminal noqday..marka eesh faaida haday 5 aqal wadanki uga dhisan yehiin.Wixi dhama ay oo tabceyen so kuwa daadka raacey.Walaahi soomali way oo dhamatey meel kasta oy joogan, diintoodi waxay noqotay lacag.Single mother iska dhig, ninkaaga banaanka oo tuureye..hagbad 10 000 ku biir.Caruurtadi caanihi ka jar..Subxanallah aakhira ayey oo taala.






