Page 2 of 2

Re: Foreign Al shabab terrorist speaking Somali!?

Posted: Thu Jun 02, 2011 4:51 am
by zaahidun
sheekh sharif haduu shalay yiri daduusan aqoon kaalaya wuu qaldanaa lakin gacan walaaltinimo ayuu ufidiyay alshabab iyo xizbul islaam weyna ku diideen .shalay waxaa u geysay arinkaas waa qibrad yaridiisa lakin maanta siyaasada in fiican ayuu ka fahamsan yahay . hadii uu yahay walaal wanaag uyimid nabada hanagala shaqeeyo oo amni soo celinta wax haka qabto balse haduu arinkoodaan inuu sii socdo rabo waa cadow somali aan ka naxeynin rabinna inaan dowlad noqono .