His moma doing ducaa for him. What is wrong with that? Nothing.
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Fri Jun 03, 2011 8:51 pm
by Cumar-Labasuul
Alla kani doqon-sanaa ma hoyaadii buu youtubeka soo geliyay maalin kasta wuu kasii darayaa
Nabeela, yeah
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Fri Jun 03, 2011 8:54 pm
by Queen_Arawello
Afisone the best ducaas are the ones said in Private
and btw anigu intana dhalan ba la i duceeyey wax kale iska daa
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Fri Jun 03, 2011 9:00 pm
by afisoone
Queen_Arawello wrote:Afisone the best ducaas are the ones said in Private
and btw anigu intana dhalan ba la i duceeyey wax kale iska daa
Duco la duceeya taasoo kale dheh. Qof aan dhalan oo loo duceeyay iska duceey oo kale waaye.
War aniga private iyo public labadaba waa isku mid. Laakiin this ducee ma aheen mid aan ugu talagalay kaligeey. Waxaan rabay Abdalla11, advo, ragaasoo kasheekeenaayo inee waalidkooda la dagaaleen ayaa rabay inaa encourage kareeyo. Meel cidla sheekada kasoo qashay araweelo.
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Fri Jun 03, 2011 9:02 pm
by ToughGong
This man is off his effing rocks
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Fri Jun 03, 2011 11:56 pm
by KeligiiJabhad
Sxbow Qof kasta inay hooyadii u duceysey baan filayaa ilaa marka laga reebo qof iskiis isaga habaaran ma ahane. Haddaba is-weydiintu waxay tahay: haddiiba ay Hooyo kuu duceysey, maxay tahay Hal-Ujeedka iyo qasdiga aad ka lahayd soo duubista Video aad ka suubisay Ducada hooyada ee haddana aad soo dhex-dhigtay duul aadan aqoon u lahay; oo lagaba yaabo in dhibi ay idinka soo gaarto adiga iyo hooyadaaba darka aad dooneyso in aad wax tusto? Sida munaasibka ah, wixii duco ah ee qofka ay hooyadiis ugu duceyso waa shey quseeya nafsada qofkaas ducadu ay ku eg tahay. Waxase iga dahsoon macnaha iyo mugga ku jira shaacinta ducooyinka noocaas ah ee ka ahaaday dhinaca hooyooyinka..
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Sat Jun 04, 2011 12:05 am
by waryaa
nabs, it is not PM - comments made on other threads - I made that 20 sec on the gabay video he posted. I could not take more than 20 sec of torture
Nabeela wrote:Afsoone, haye, show us those PMs nooh.
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Sat Jun 04, 2011 12:17 am
by Voltage
afisoone wrote:
Walaalay Muxaadarada waa tanaa. Kusoo hanuun. Ka duceeyso Hooyadaa inshallah ok. Ceebta kujirto waa maxay.
Re: ABDALL11, CUMAR LABASUUL, WARYAA COME IN.
Posted: Sat Jun 04, 2011 12:56 am
by afisoone
waryaa wrote:nabs, it is not PM - comments made on other threads - I made that 20 sec on the gabay video he posted. I could not take more than 20 sec of torture
Nabeela wrote:Afsoone, haye, show us those PMs nooh.
Waryaa ninba waxbuu torture u yaqaanaa. Aniga waxaan Torture u aqaan 10 years of using same php Forum. Taas aan u aqaanaa Torture. Waryaa Hire me for only $3500. I guarantee you that you will be free of Using public Forums. How is that?
Walaahi trust me. If you don't have $3500. Then another 10years of public forum for this site.
Cunugii 2001 dhashay maanta 10 years old. so this Forum. Let us celebrate june 6, 2011 together. How is that?
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
masugge wrote:Sxbow Qof kasta inay hooyadii u duceysey baan filayaa ilaa marka laga reebo qof iskiis isaga habaaran ma ahane. Haddaba is-weydiintu waxay tahay: haddiiba ay Hooyo kuu duceysey, maxay tahay Hal-Ujeedka iyo qasdiga aad ka lahayd soo duubista Video aad ka suubisay Ducada hooyada ee haddana aad soo dhex-dhigtay duul aadan aqoon u lahay; oo lagaba yaabo in dhibi ay idinka soo gaarto adiga iyo hooyadaaba darka aad dooneyso in aad wax tusto? Sida munaasibka ah, wixii duco ah ee qofka ay hooyadiis ugu duceyso waa shey quseeya nafsada qofkaas ducadu ay ku eg tahay. Waxase iga dahsoon macnaha iyo mugga ku jira shaacinta ducooyinka noocaas ah ee ka ahaaday dhinaca hooyooyinka..
Adiga you need to go to the nearest Cuqdad Hospital. This video was Muxaadaro to my friends and not me. OK.
I was trying to make Muxaadaro Ducada Waalidka. Since I am not Sheikh I decided to reveal That Muxaadaro as an Action. Maxaa dhibsatay oo kujiro. Iisheeg. Nothing.