Page 2 of 2
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:33 am
by ciyaal_warta
kambuli wrote:Samadoon Waaxid,
If that gabay is from you..Then I have a lot of respect for you

Wow...
and u blve its from him
he will be a famous abwaan haduuuba intaa tiriyey walee

Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:35 am
by zingii
Caynka aynu ku wadno
Maansadaa curisayee.
Sheko aynu camirniyo
Caawa iyo cawayska
Cawke sidiise.

Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:36 am
by zingii
anigaa la daadihinaya inta tabartayda ah.
bal waa la arki doonaa haduu topiga ka baxo iyo hadii kale.
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:39 am
by ciyaal_warta
zingii wrote:anigaa la daadihinaya inta tabartayda ah.
bal waa la arki doonaa haduu topiga ka baxo iyo hadii kale.
duqa adaan ku taageersanahay qaldaankaas buumaha ka dhameey

Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:40 am
by waryaa
this is the only gabay i remember:
eebiyo rasuul wareerao
wal ma garadoo
bilcante lan kale la bobodaasee
It was from a Maymay guy who was tricked into getting drunk. He became an instant poet soon after the alcohol settled in his body.
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:42 am
by zingii
by ciyaal_warta » Sat Jun 04, 2011 10:39 am
zingii wrote:
anigaa la daadihinaya inta tabartayda ah.
bal waa la arki doonaa haduu topiga ka baxo iyo hadii kale.
duqa adaan ku taageersanahay qaldaankaas buumaha ka dhameey
hada waa u jawaabay inta aqontayda ah.
jawaabtayda in laiga jawaabo ayaan u
fadhiyaa meesha by anybody.
ha laisku barbarto.
bahasha inaa barto waan jeclahay balse somaliga
ayaa igu yar.
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 9:43 am
by zingii
waryaa wrote:this is the only gabay i remember:
eebiyo rasuul wareerao
wal ma garadoo
bilcante lan kale la bobodaasee
It was from a Maymay guy who was tricked into getting drunk. He became an instant poet soon after the alcohol settled in his body.

Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 5:25 pm
by abdalla11

haa[/quote]
lol deetana moho yiri?[/quote]
lool he said something like ´sayyidka markuu futadiisa faraska saaro´

The guy was immediately killed miskiin
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 5:39 pm
by Hyperactive

at sayyidka markuu futadiisa faraska saaro´
Allah o nahareesto, intaas qof lo dilo haq ma aheyn.
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 5:44 pm
by abdalla11
lol he was warned, gabay mataqaanid baa la yiri ee isdaji but he went on
Re: gabay baa ii haya
Posted: Sat Jun 04, 2011 5:47 pm
by Hyperactive
abdalla11 wrote:lol he was warned, gabay mataqaanid baa la yiri ee isdaji but he went on
dee ma la isaka qoslo o la iska daayo, ama la baraba

Re: gabay baa ii haya
Posted: Sun Jun 05, 2011 6:43 pm
by samadoon-waaxid
Kaambuli:thnx inadeer,my earlier amaturish attempts at gabay are still in the Snet cache,i'm making a progress alhamdulilah
warta: you are a hater,adigaan gabay kuu tirinayaa
gaajo:soo adigaan bahasha ku xaaray
as for Zingin,this is your reply
zingiyow hadaad caarif tahay,cabd(adoon=zingi)magacii lamaad baxdeenee
caruuraha iyo waan iska dhawraa inaan wax ma garato la caytamo ee
cagaha amaad wax ka dayda markaan maanso kugu hurgufo sidii caasifad(storm) ee
bal soo daa waxaad haysid nigga zingi

Re: gabay baa ii haya
Posted: Mon Jun 06, 2011 7:13 am
by Spursman
zingii wrote:Caynka aynu ku wadno
Maansadaa curisayee.
Sheko aynu camirniyo
Caawa iyo cawayska
Cawke sidiise.


Re: gabay baa ii haya
Posted: Mon Jun 06, 2011 6:20 pm
by zingii
Samadoon-waaxid:
Your Reply:
Cabdi aadanahaa wada ahee.
Cabsida eebe ayaa ka dhigtayee
Adigu miyaadan cabdi ahayn? (question 2 u)
Calaq hadaad ka suubsantahay iyo
Cad iyo caano cabto
Cuduradana ku qabtaan
Miyaadan cabdi ahayn? (question 2 u)