HELWAA wrote:Dadku maxay kugu samayena?
back stabbers weeyee
Moderators: Moderators, Junior Moderators
HELWAA wrote:Dadku maxay kugu samayena?
Well you're just like ur friends dee...pple you hang around represent you so it's goodqoraxeey wrote:HELWAA wrote:Dadku maxay kugu samayena?
back stabbers weeyee
warya oday yalaxoow, mar haddey UK tahay meel qashin ah maxay somalida kale ee degan yurub (sida holland iyo sweden) uga soo guuraan oo ey UKda imaadaan. waligaa qof UKda degan isagoo yurubta kale u guuraya miyaad aragtay. waa maya.DR-YALAXOOW wrote:Somalida sweden deggan xaqiiqdii waan ka fiicanahay soomaalida UK deggan tusaale. UK waad ka naxeysaa walaahi. maalintii iigu yaabka badneeyd Maqaayad banaankeeda ayaan arkey ragg soomaali ah oo CALEEN CAGAARAN jaad ku jidka dhexdiisa ku cunaayeen ma shaqeystayaal soomaali ah, walaahi dhinaca hawada markeey kaa maraan URKA ka soo baxaya.
XAAFADA somaalida deggan tahay ee south-hole la yiraahdo WEB ayey aheeyd. afkooda markaad aragto waad ka naxeysaa . marka SOOMAALIDA UK![]()
![]()
xitaa dhawaan baaritaan la sameeyey unemployment rate among immigrants and different communites. SOMAALIDA waxay noqdeen LOWEST OF THE LOW. only 15% of UK somalis have a work. while NIgerians almost 75% Nigerian born immigrant are working while SOMALIS in uk have only 15 working rate. SOMAALIS IN UK waa QURUN QURUN DHAAFEY.
you mean up class bus driversGaajoUnit wrote:cUMAR, Those are the poor SOmalis. Up class taxi drivers like yalaxow don't migrate to UK.
this is him checking out some merchandiseGaajoUnit wrote:btw, nuff scandanvians come to uk for summer mirqan. Yalaxow is probably one of them. Muxu ka qabanayey SOuthall?
lool.HELWAA wrote:Rabshoole..i've lived here in alomst 19yrs and i can tell you it's the best place to liv.I would never go near that shit whole UK with worst houses and healthcare.
Yes i do admit it quite expensive nowdays with the food and rents but it's like that everywhere.You get what you pay for.Simple!
As for the pple it's all about how you carry urself, runtii soomalida siiba kuwa hada so galay nathaamka ayaa maqan, meel kasta wa laga cabaneya.Shuruucdi wadanka ma raaceyan, dintoodi waxay noqotay lacag.Badankoodna buufis ba haya...waxad arkeysa mid ku leh..maxay naagta iga so eegeysa waa cunsuri.I mean hello..just because someone is staring at you doesnt mean he hates you.Adiga maxaa bal ka eegeysa.It's always good to keep in mind this is not ur country..dadkan isku dhaqan ma nihin isku deen ma nihin.
Somali cid raaliy galin karta ma jirto walle.
-Laakin halkan amba 20sano joog amba 30sano you're and always be an emigrant.
Mashaallah, lakiin she can't have all those kids, all of them look like less than 12yrs, so unless she was having one in every couple months, how did she had all these kids with the same age?