admin : caayda sida fuck you

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: admin : caayda sida fuck you

Post by zaahidun »

hyper
walaal shaqadiina si fiican ayaad u gudataan lakin waxaan soo jeedin lahaa in rules webka uu korsaarnaado si dadka qaar loo xasuusiyo in webka uu leeyahay nidaam .qofkii ku xadgudba loo digaa kadibna cadeyn clear ah lagu ban gareyaa lana soo bandhigaa magaciisa iyo waxa loo ban garey iyo qodobada loo tiirsaday ban gareykiisa .
badanaa waxaan arkaa walaalaha oo ka cabanaya hebelbaa la ban gareyay , marka si dadka dhan eey u qancaan sidaa suubiya waa fikirkeyga bas .rules kana closed thread kasoo dhig ee soo saar board ka .
caayda hadaad ka xiri kartaan wey fiican tahay oo markuu qof caay qoraba aad ***** ka dhigtaan . wixii fikrada ah ee kalana walaalaha ayaa laga sugayaa .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”