Prediction Coming True.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
My waqooyi friend is funny. 

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
Ilaah baan kugu dhaarshaye, prediction-ka iyo waxa dhacaya soo isku baad ma'ahan?
Hadii la isindho tirayn sheekada way iska cadahay.
Hadii la isindho tirayn sheekada way iska cadahay.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.
Sidaad sheegtay weeye , way iska caddahay 

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
off tipic.
Heedhe maalin dhawayd waxa meesha ka dhacay ma lasocotay?
Heedhe maalin dhawayd waxa meesha ka dhacay ma lasocotay?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.
Maye , bal ii waran 

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
war ma ogidee, soo tii layiri "similar personalities" baynu leenahay.
anigu garan waayay baaritaankaas jaamacada suubisay ee "konklushankaas" gaartay.
anigu garan waayay baaritaankaas jaamacada suubisay ee "konklushankaas" gaartay.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
Inan qalanjo ah oo kuwa ugu ilka cad ku jirta.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.
Haddanay adiga wax kaa dhimayn , anigu waxba ka ma qabo haddi la yidha sidaa zingii-gaas baad u walaantahay , ilayn waan is ogahay oo de hore ayaan u idhi , maskaxda ayaan waxooga ka yara qaba 

Last edited by SahanGalbeed on Fri Jun 10, 2011 2:08 pm, edited 1 time in total.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
Eebihii na abuurtah ku dhaare, ma'adoo maskaxda kaa yara qaldantahay miyay i dheheen "am like you"?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.
Zingi waxan ku idhi , saaxib yaan la inagu qoslin , oo bal labadan kala daray eega yaan la odhan
Anigu waali kugu maan sheegin e , qalanjadan aad sheegayso ku qabso .

Anigu waali kugu maan sheegin e , qalanjadan aad sheegayso ku qabso .
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
dee soo adiga yiri, "sida zingii hadaan waalnahay waxba kama qabo oo anigaa is og". 

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
eyaahe, haday sidaa tahay qofta way igu kaa soo minaysay.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Prediction Coming True.
Way igu kaa soo minaysay , nacam way igu kaa soo dirtay bay ka dhigantahay miya?
Saxib dhegayso
Anigu waxooga ba ii dhiman baan ku idhi . Haddad ogoshahay in la igu kaa tilmaamo , dee waa halkeeda , haddaad diidan tahay na , de naagtaasad ula tagaysa hadalka
.... miino iyo wax is qarxiya iyo Ilaahey ha inaga qabto .
Saxib dhegayso

Anigu waxooga ba ii dhiman baan ku idhi . Haddad ogoshahay in la igu kaa tilmaamo , dee waa halkeeda , haddaad diidan tahay na , de naagtaasad ula tagaysa hadalka

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Prediction Coming True.
Waa war cad sida caano labeentood.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 571 Views
-
Last post by Shirib
-
- 3 Replies
- 524 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 10 Replies
- 1248 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 27 Replies
- 3593 Views
-
Last post by zidane88
-
- 47 Replies
- 2986 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 15 Replies
- 996 Views
-
Last post by Ceelgabo
-
- 37 Replies
- 24194 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 9 Replies
- 802 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 11 Replies
- 797 Views
-
Last post by GENERAL_SNM