Page 2 of 3

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 12:45 pm
by zingii
My waqooyi friend is funny. :lol:

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 12:49 pm
by zingii
Ilaah baan kugu dhaarshaye, prediction-ka iyo waxa dhacaya soo isku baad ma'ahan?
Hadii la isindho tirayn sheekada way iska cadahay.

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:14 pm
by SahanGalbeed
Sidaad sheegtay weeye , way iska caddahay :lol:

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:18 pm
by zingii
off tipic.

Heedhe maalin dhawayd waxa meesha ka dhacay ma lasocotay?

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:26 pm
by SahanGalbeed
Maye , bal ii waran :lol:

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:28 pm
by zingii
war ma ogidee, soo tii layiri "similar personalities" baynu leenahay.
anigu garan waayay baaritaankaas jaamacada suubisay ee "konklushankaas" gaartay. :|

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:29 pm
by SahanGalbeed
:lol: :lol: , qofka sidaa yidhi ayuu aha ?

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 1:30 pm
by zingii
Inan qalanjo ah oo kuwa ugu ilka cad ku jirta.

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:02 pm
by SahanGalbeed
Haddanay adiga wax kaa dhimayn , anigu waxba ka ma qabo haddi la yidha sidaa zingii-gaas baad u walaantahay , ilayn waan is ogahay oo de hore ayaan u idhi , maskaxda ayaan waxooga ka yara qaba :lol:

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:08 pm
by zingii
Eebihii na abuurtah ku dhaare, ma'adoo maskaxda kaa yara qaldantahay miyay i dheheen "am like you"?

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:11 pm
by SahanGalbeed
Zingi waxan ku idhi , saaxib yaan la inagu qoslin , oo bal labadan kala daray eega yaan la odhan :lol:
Anigu waali kugu maan sheegin e , qalanjadan aad sheegayso ku qabso .

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:15 pm
by zingii
dee soo adiga yiri, "sida zingii hadaan waalnahay waxba kama qabo oo anigaa is og". :|

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:16 pm
by zingii
eyaahe, haday sidaa tahay qofta way igu kaa soo minaysay.

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:32 pm
by SahanGalbeed
Way igu kaa soo minaysay , nacam way igu kaa soo dirtay bay ka dhigantahay miya?
Saxib dhegayso :lol:
Anigu waxooga ba ii dhiman baan ku idhi . Haddad ogoshahay in la igu kaa tilmaamo , dee waa halkeeda , haddaad diidan tahay na , de naagtaasad ula tagaysa hadalka :lol: .... miino iyo wax is qarxiya iyo Ilaahey ha inaga qabto .

Re: Prediction Coming True.

Posted: Fri Jun 10, 2011 2:37 pm
by zingii
Waa war cad sida caano labeentood.