Page 2 of 3

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:00 pm
by zingii
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

ina aaadan:

waa ila heshay. :lol:

payback on the way sxb.

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:02 pm
by Executive
Nabeela

I can't be bothered with snet beef, but you know its true :lol:

The_Patriot

We support him, we are his abtiyaal, and didn't you know Garad Jamac and the SSC leadership went to Xamar few months ago. They got money + all the dhullos TFG soldiers trained in Uganda got sent to Buuhoodle to join SSC instead of xamar. Farmajo is our man in Xamar :mrgreen:

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:03 pm
by Garaad_LQ
zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer. :lol:

ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.

i don't know why i put Danyeer in there :lol: :lol:


Xelwaa
Janat cala nafsiha Baraqish baan ku odhan :|

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:05 pm
by qoraxeey
:clap: :clap:

yeeeaaah :D

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:06 pm
by ina aadan
zingii

kubad goolka hortiis taala oo hadan gool-hayihii uu cirka dhawrayo baan arkay anna waan ku shuuday sxb, marka hayla yaabin. :)

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:17 pm
by HELWAA
Garaad_LQ wrote:
zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer. :lol:

ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.

i don't know why i put Danyeer in there :lol: :lol:


Xelwaa
Janat cala nafsiha Baraqish baan ku odhan :|
Ogow geesigu hal mar bu dhinta laakin fuleyga 100 goor bu dhinta. :)

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:21 pm
by ina aadan
HELWAA wrote:
Garaad_LQ wrote:
zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer. :lol:

ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.

i don't know why i put Danyeer in there :lol: :lol:


Xelwaa
Janat cala nafsiha Baraqish baan ku odhan :|
Ogow geesigu hal mar bu dhinta laakin fuleyga 100 goor bu dhinta. :)
dadku mayna hal mar uu dhiman :?

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:22 pm
by Garaad_LQ
adna bal ogow fulay hooyadii ma goblanto :mrgreen:

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:28 pm
by HELWAA
Garaad_LQ wrote:adna bal ogow fulay hooyadii ma goblanto :mrgreen:
Touche...taasa xaqiiqa ilayen hooyadi dabadeeda ayuu isku qarineyaay. :mrgreen:
Image

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:30 pm
by HELWAA
ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman :?
Why dont you ask the person who made that maahmaah? :roll:

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:33 pm
by ina aadan
HELWAA wrote:
ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman :?
Why dont you ask the person who made that maahmaah? :roll:
Walaahi waana aqoon moye waan ku qabsan lahaa.

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:39 pm
by zingii
HELWAA wrote:
ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman :?
Why dont you ask the person who made that maahmaah? :roll:
Fulaygu mar walba cabsi ayuu ku noolyahay oo naxdin walba dhimasho ayay
ka dhigantaa.

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 12:47 pm
by HELWAA
Indeed Zingi..bal ninkan ina aadan ka dhaadhici ta.. :mrgreen:

Fulay meel ma gaadho
Image

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 1:40 pm
by Babygirl-
Faarmaajo waa in la taagero. :up:

Re: Ciidamadii FARMAAJO oo la wareegay gacan ku haynta SOMAL

Posted: Sat Jun 11, 2011 1:51 pm
by Kukri
Image