Page 2 of 5

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 6:23 am
by ciyaal_warta
Executive wrote:The Samatalis will Karbash these laangaabs oo kibreey. Ninki Hadlo wabiga ayaa lagu rida :lol:
saas waaye abti...hiiraan dhulka ciida ilaa geedaha aa samatalis ah dadkaan waxba ma ogo :mrgreen:

duqa jareerka ahaay ceydiid maxoo ku dhahay marki qabsaday beletweyn...caradaan iyo geedahaan aad u jeedid xawaadle waaye habeenki ayagaa ku cunaayo ..beentiis neh ma aheen ilaa cusmaan caato aa cagta looga soo reebtay :lol: :lol:

soomaali oo dhan ee soo kaxeysteen wali wa nasan layihiiin laangaabta :lol: :down:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 7:51 am
by AbdiWahab252
Ciyaalwarta,

Maxa ku qasbey iin Iljeex ku duulan Beletweyne ?

Xawadle wuu isla weyna lakiin El Haji Cismaan Caato ba naga eedbiiye.

Caydiid (AUN) aad bu Xawadle kaga xiishodeey. Xawadle wuxu heer gaarey iin Jananka uu diidan inu Airportka ka dhoofo.

Tan kale, Beletweyne wa magaalo Gaaljeceel, HG, Baadicaade, iyo kisto Xawadle.

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 8:18 am
by TheblueNwhite
According to Hiiran Online both ASWJ and Dooxada Shabbelle troops are fighting AS

Khamiis, 16, Juun, 2011 (HOL) – Dagaallka maanta oo ahaa mid culus isla markaana ka dhacay dhowr jiho oo ka tirsan goballka Hiiraan ayaa waxaa uu xooggiisu maanta ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne gaar ahaan inta u dhaxeysa deegaannka Ceel-gaal iyo buurta Qowlad oo ay isku faro saareen xoogagga Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo xoogagga u dagaallama maamulka Dooxada Shabeelle.

Dagaallka ka dhacay dulleedka Beledweyne oo ahaa mid leysku adeegsaday hub-ka culus iyo kuwa fudud intaba ayaa waxaa guulo ka kala sheegtay dhinacyadii iska horimaadku dhaxmaray, iyadoo dagaallku saameyn ku yeeshay deegaannadii lagu dagaalamay ee duleedka Beledweyne.

Yuusuf Axmed Hagar ‘’Dabageed’’oo mar ahaan jiray guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaallkii maaanta ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne dhinacooda guulo ka gaaren, waxaana uu intaa ku daray in Xarrakada Al-shabaab oo ay dagaallka la galeen gaarsiiyeen khasaare ballaaran.

Maamulka Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa dhinacooda magaalada Beledweyne ku soo bandhigay Meydadka rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxihii dagaallka la galay, kuwaasoo Meydkooda la soo dhigay bartamaha magaalada, waxaana goobta meydka la keenay ku soo xoomay dad ka kala yimid xaafadaha magaaladu ka kooban tahay.

Sidoo kale dagaal daba joogay kii shalay ka dhacay deegaanno hoos taga degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ayaa maanta mar kale ka dhacay deegaannka Hees ee goballka Hiiraan kana tirsan degmada Maxaas, kaa oo dhaxmaray xoogagga Xarrrakada Mujaahidiita Al-shabaab iyo Ahlu Sunna Waljameeca.

Dagaallada maanta dhacay ayaa la leeyahay waxaa ku dhitay dad ka badan 10 ruux iyada oo dhaawucuna intaas ka badan yahay, waxaana xusid mudan in wali dhinacyadii dirirtu dhexmartay is hor fadhiyaan lagana yaabo in dagaallku mar kale halkiisii ka sii bilawdo.

Dhinaca kale wararka laga helayo degmada Maxaas ee goballka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta maamulka halkaa ka jira ee Xarrakada Al-shabaab meel fagaaro ah xukun rajmin ah ku filiyeen wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu Sineystay, waxaana xukunka lagu filiiyay wiilka dhalinyarrada ah uu noqonayaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ka dhacay goballka Hiiraan.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Beledweyne, Soomaaliya

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 8:43 am
by ciyaal_warta
AbdiWahab252 wrote:Ciyaalwarta,

Maxa ku qasbey iin Iljeex ku duulan Beletweyne ?

Xawadle wuu isla weyna lakiin El Haji Cismaan Caato ba naga eedbiiye.

Caydiid (AUN) aad bu Xawadle kaga xiishodeey. Xawadle wuxu heer gaarey iin Jananka uu diidan inu Airportka ka dhoofo.

Tan kale, Beletweyne wa magaalo Gaaljeceel, HG, Baadicaade, iyo kisto Xawadle.

waryaa do u know Caato insisted to attack Hawadle while Caydiid was opposing the whole attack hawadle idea coz he know that will end up ugly for HG...waad na gaadeen sxb anagoo xamar isbaaro noo taalo baa beletweyn noo dib marteyn ka dib neh waxa idin ku dhacay wa la ogaa...caato's foot still in Beletweyn Museum :lol: :lol:


Beletweyn wa Magaaalo Xawaadle and 5% Gaaljecel iyo 2% Makane :lol:


Beletweyn wa bari iyo baabah :clap:

HG doesnt own mataban let alone Beletweyn the closest HG can get is Guriceeel :down: :down:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 8:54 am
by TheblueNwhite
Dowladda KMG oo sheegtay in taakuleyn ay la gaartay Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ka dagaalamaya

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in taakuleyn xaga saadka iyo raashinka ay la gaartay Ciidamada Dowladda KMG ee ku sugan Gobolka Hiiraan, xilli in muddo ahba ay ka taagneyd Gobolkaas xiisado dagaal, isla markaana Ciidamadii halkaas ku sugnaa ka waayay Dowladda kaalintii ay uga baahnaayeen.

Wasiirka Gaashaandhiga ahna Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay deegaanada u dhaxeeya Maxaas iyo Matabaan iyo duleedka Beledweyn ay ahaayeen kuwo qorsheysan oo Ciidamada Dowladda ay qaadeen, kuwaasoo uu tilmaamay in guulo ka soo hoyeen.

Inkastoo aanay horay Dowladda u sheegin jirin dagaaladii ka dhacayay Hiiraan, ayaa hadana Wasiirka Gaashaandhiga waxaa uu sheegay in dagaalka Hiiraan uu qeyb ka yahay dagaalada Gedo, Jubooyinka iyo kan Muqdisho ka socda.

"Howl galada Ciidamada Dowladda ka wadaan Hiiraan, wuxuu ahaa mid qorsheysan, Ciidamada waxay dhufeys ka dhigteen Garoonka diyaaradaha, runtii Dowladda taakuleyn ayay la gaartay, hadii ay ahaan laheyd raashinka, saadka Ciidamada iyo rasaasta"ayuu yiri C/xakiin Fiqi.

Dagaalada mudooyinkan ka socday Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku lug lahaa Maleeshiyo deegaanka ka soo jeeda iyo Ciidamo taabacsan Ahlusuna, kuwaasoo weeraro ku qaaday Xarakada Al-Shabaab, iyadoo dagaalo labadii maalmood ka dhacay aagagaas ay ku dhinteen ilaa ku dhowaad 20-ruux.

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 9:16 am
by AbdiWahab252
Ciyaalwarta,

The Xawadle committed massacres against the HG in Beletweyne, After what you guys did, there was no choice but for Caato to go. It was deeply horrific how you guys killed our women, children and men.

Caydiid loved you guys a lot but you guys pushed the limits:

1. Omar Hashi who sold out Caydiid in Djibouti & endorsed Cali Naafto

2. The multiple times you embarassed Caydiid even though he had the soldiers to kick you guys around.

3. The Beletweyne massacres


Don't get me wrong, I like Xawadle people. They are my favorite Hawiye but for goodness sake its been over a decade and a half, let it go.

You don't see Murusade still upset :lol:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 9:50 am
by AhlulbaytSoldier
Bakool and beledweyne battles are getting boring, clearly shabaab are the victors there. These clans surrendered except for hg in matabaan. They are warlike nation who will not bow down to khawaarijta inshallah.

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 9:54 am
by TheblueNwhite
:lol:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 11:02 am
by Somali22
if xawaadle manage to kick al shaydaan out of hiiraan alshydaan know they are finished because by god they know xawaadle wont stop till they chase them to ras kamboni.

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 11:44 am
by ciyaal_warta
AbdiWahab252 wrote:Ciyaalwarta,

The Xawadle committed massacres against the HG in Beletweyne, After what you guys did, there was no choice but for Caato to go. It was deeply horrific how you guys killed our women, children and men.

Caydiid loved you guys a lot but you guys pushed the limits:

1. Omar Hashi who sold out Caydiid in Djibouti & endorsed Cali Naafto

2. The multiple times you embarassed Caydiid even though he had the soldiers to kick you guys around.

3. The Beletweyne massacres


Don't get me wrong, I like Xawadle people. They are my favorite Hawiye but for goodness sake its been over a decade and a half, let it go.

You don't see Murusade still upset :lol:

looooooooooool yh right...HG start acting up in beletweyn...sxb when u are in B-town u gota know ur place..u are guest nothing more nothing less.

if OMar hashi sold Caydiid then there would have Hawadle HG war long before 95 somewhere 92...but u were too scared to face u took 3 yrs to wait and ambush us :lol:

there was no beletweyn massacre it was a skirmish btwn a subclan of Agoon and Subclan of Ceyr in mataban :lol: :down:

Caato got what he deserved and till today there no HG resides in Beletweyn due the treason u commited against ur only ally and u wont be trusted again :down:

We aint upset bro we just dont want to trust u guys :down: :down:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 11:46 am
by ciyaal_warta
HutuKing01 wrote:Bakool and beledweyne battles are getting boring, clearly shabaab are the victors there. These clans surrendered except for hg in matabaan. They are warlike nation who will not bow down to khawaarijta inshallah.

the only pussies are HG ur stong hold in xamar is a hide out for alshabab...atleast we trying to fight a whole somalia plus foreigner :lol: :lol: u being disarmed by alshabab and jareer guy slapps the shytt out ceyr man in bakaro market :lol:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 12:02 pm
by Murax
Beledweyne qeyb waxaa leh Sade :up:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 12:05 pm
by AbdiWahab252
Ciyaalwarta,

I am your guest in Mustaxiil but NOT in Beletweyne, Beesha Madarkicis Hiiraab are natives. There are more Xawadles in Somali Galbeed than in Hiiraan.

We respected Xawadle until they took the respect as weakness. In 1992, you were only saved because you were the only antiJeberti Hawiye.

That being said you are still my favorite Hawiye.


P.S. What did the Komputer say ? You need to start a blog.

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 12:06 pm
by ciyaal_warta
Murax wrote:Beledweyne qeyb waxaa leh Sade :up:

duqa HG aan burinay Sade aa soo wadaa Beletka cidneh mala share gareynso ...waa diidnay ma kasteeeeeeeen kuwa nala joogo aan soo buri rabnaa ee boos u raadiya :lol: :lol:

Re: Somali govt troops are on the verge of capturing Beledwe

Posted: Fri Jun 17, 2011 12:07 pm
by Alchemist
Noble caydiid loved Xawadle it was stupid Cato who attacked beledweyne.

Ciyaal let it be bro xawadle and hg are brothers. :up:

btw the shabab amir in hiiraan is xawadle don't know why people blame gaaljecel.