Page 2 of 3
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:23 pm
by Nabeela
ciyaal_warta wrote: meeqo mar aan ku sheegaa abaayo
Who are you trying to convince me or you?

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:29 pm
by ciyaal_warta
Nabeela wrote:ciyaal_warta wrote: meeqo mar aan ku sheegaa abaayo
Who are you trying to convince me or you?

who do u think ??
Allah maxaad indho adagtahay walaaleey

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:30 pm
by Nabeela
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:33 pm
by ciyaal_warta
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:34 pm
by HELWAA
Laba qaawan isma qaadan.
Kaadi badane waa lo gogol badiya.
Lugti joogsan wayda mar bey ceeb la kulanta.
Caydhi ma bukooto.
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:37 pm
by Nabeela

@Ciyaal
Aaaaaaaa the pot calling the kettle black eh, Adeer adiga u bahan wax af somali si fican ku baro, markaad waxas so xaleeso oo aad macalin noqoto, we will see...

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:45 pm
by siren
Aqal libaax laafo lagam waayo...

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:46 pm
by ciyaal_warta
Nabeela wrote:

@Ciyaal
Aaaaaaaa the pot calling the kettle black eh, Adeer adiga u bahan wax af somali si fican ku baro, markaad waxas so xaleeso oo aad macalin noqoto, we will see...


wax waalan...ani iyo adi inaan kala baxno waaye....choose ur judges and i will choose mine we will have a battle soon
ruux walbo qumanihiisa qoorta ugu jiro walaah.. waxaad isku maleysaa inaad fiicantahay allah ya ka duubo oo tusiyey soomaligaag soo xanuun u yahay
horta hyper iyo BV meel iskasoo saar ani intaadan ila tartamin macaaneey
then aniga ila tartan waa ogalahay markaas

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:48 pm
by ciyaal_warta
Meel libaax soo galay lo ma joogeyso ..liiin iyo caano wa laga leexiyaa

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:50 pm
by Nabeela
Labadaas waa iska siju, they aren't even on the same league with my somali

laakin adiga you think you are khatar, I hate to burst your bubble, but you aint, and I'm here to remind you

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 12:52 pm
by zingii
laga bartaa, laga badshaa.
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 1:01 pm
by ciyaal_warta
Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 1:02 pm
by Nabeela
Bring it on

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 1:04 pm
by Samatr
***** ma adkee wax ka jilicsan buu helay.

Re: Please share your favorite Somali maahmaah
Posted: Fri Jun 17, 2011 1:06 pm
by ciyaal_warta
Nabeela wrote:Bring it on

aite we will see ha cararin lee
