President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxkamada

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by CORRUPTION »

Ileen ayuubkii ayaa helay, was kaa Bohol mucaarad idin ku noqday hadaba :lol:
Maya sayla maan maqal, waxaan islahaa inaad istidhi 'saylac' qor oo aad ka tagtay xaraf ka ugu dambeeya :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by Mr_Alfaas »

CORRUPTION wrote:Ileen ayuubkii ayaa helay, was kaa Bohol mucaarad idin ku noqday hadaba :lol:
Maya sayla maan maqal, waxaan islahaa inaad istidhi 'saylac' qor oo aad ka tagtay xaraf ka ugu dambeeya :lol:
do u expect me in odaygi Langadhe aan taageerayo :mrgreen:


Wali cadaalad daradi barti ayay taala :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by kaliil »

MR_ALFAAS hambalyo!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol:

haddi ayuub laga maqlo juuq dambe wey inoo tahay :evil:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by kaliil »

Liqaaye Habar Jeclo xisbi ma furanaysaa? $ 25 000 maka bixinaysaan?
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by CORRUPTION »

kaliil wrote:MR_ALFAAS hambalyo!
:lol: :lol: :lol:

Alfaas, madaxweynaha naaneys taasi ka daa hadaba dee, waa ku sidee. Ileyn kii xilkii Ethiopia laga qaaday ayaad la cadheysantahay eh weli :lol:
Waa inaad madaxweynahaaga taagertaa. Kii madaxtooyafa fadhiya ha la taagero hadaan ey doorasho jirin. Qarannews ha inagu noqon :lol:
User avatar
JolieFille
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 848
Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
Location: Denmark.

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by JolieFille »

Is ayuub a Darood sub-clan? :? :? :? :?
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

haddi ayuub laga maqlo juuq dambe wey inoo tahay :evil:
:lol: :lol:

war al xaaji ahmed silanyo maxad leedahay daaya :lol: :lol:
kaliil wrote:MR_ALFAAS hambalyo!
:up:

i hope ninkan cusub in uu wax badan badalo hadi kale faaido ma leh
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:Liqaaye Habar Jeclo xisbi ma furanaysaa? $ 25 000 maka bixinaysaan?
Inader im hearing the Nonsence HJ will Open 2 Poltical Parties, but nothing is confirmed, i dont think they will work out... because HJ dont want to spend another Penny on Politics again!!!

Kaliil---- Maxa Ka Jira Ina Sulub iyo Waran Cadde aya isko haysta Xisbiga UDUB------ Waxaan Tageero la Daba Taaganahay Siciid Sulub if its Confirmed 8-)
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by Mr_Alfaas »

CORRUPTION wrote:
kaliil wrote:MR_ALFAAS hambalyo!
:lol: :lol: :lol:

Alfaas, madaxweynaha naaneys taasi ka daa hadaba dee, waa ku sidee. Ileyn kii xilkii Ethiopia laga qaaday ayaad la cadheysantahay eh weli :lol:
Waa inaad madaxweynahaaga taagertaa. Kii madaxtooyafa fadhiya ha la taagero hadaan ey doorasho jirin. Qarannews ha inagu noqon :lol:
:lol:
war madaxweynaha al xaaj al amiin ahmed rooble :lol: :lol:

inader anu qarannews o kale noqon mayo in la kala garto weyi QARANKA IYo Mucaaradnimada.... :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by LiQaaye_TDH »

Alfaas.... War Iinader waxaan Ku Idhi JUUQ DAMBE Haddi aad Keentan Wey Inoo Tahay :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by kaliil »

Liqaaye maalin dhowayd ayaanu rag Habar Jeclo ah la kaftanay oo weytiinay inay xisbi furanayaan. Waxay yidhaahdeen intaanu Siilaanyo u ololaynaynay ayaanu dhiigbaxnay oo dhaqaalihi naga dhamaaday markaa siyaasada waanu ka nasanaynaa oo xisbi ma rabno. UDUB rag badan ayaa isku haysta laakiin waxa u badan inuu Siciid Sulub ama Warancade midkood la wareego. Anigu Warancade ayaan taageersanahay. Warancade waa nin wadani ah oo daacad ah oo musuqmaasuq iyo qabyaalada aqoon. Warancade xisbiga hadduu qabsado reeraha somaliland dega dhamaantood taageero wuu ka helayaa.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by kaliil »

Alfaas nin keliya meesha waxba kama bedeli karo. Meesha waxa ka jira musuqmaasuqa Afrika dhan curyaamiyay.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:Liqaaye maalin dhowayd ayaanu rag Habar Jeclo ah la kaftanay oo weytiinay inay xisbi furanayaan. Waxay yidhaahdeen intaanu Siilaanyo u ololaynaynay ayaanu dhiigbaxnay oo dhaqaalihi naga dhamaaday markaa siyaasada waanu ka nasanaynaa oo xisbi ma rabno. UDUB rag badan ayaa isku haysta laakiin waxa u badan inuu Siciid Sulub ama Warancade midkood la wareego. Anigu Warancade ayaan taageersanahay. Warancade waa nin wadani ah oo daacad ah oo musuqmaasuq iyo qabyaalada aqoon. Warancade xisbiga hadduu qabsado reeraha somaliland dega dhamaantood taageero wuu ka helayaa.
Hadda Xisbiyada Cusub Haddi ay Ragg Culuso iso Soo Sharaxaan, UDUB wey Soconaysa! Xisbbi waxa wata, Mujaahid Dhegoweyne oo Xisbi Wata, Kulmiye oo uu Wato Mujaahid Muse Biixi, Labadaasi wey soo Baxayaan Horta!
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka

Post by Barkhadd »

:clap: at last Ayub have something :D :up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”