Page 2 of 2
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 6:53 am
by CORRUPTION
Ileen ayuubkii ayaa helay, was kaa Bohol mucaarad idin ku noqday hadaba
Maya sayla maan maqal, waxaan islahaa inaad istidhi 'saylac' qor oo aad ka tagtay xaraf ka ugu dambeeya

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 6:58 am
by Mr_Alfaas
CORRUPTION wrote:Ileen ayuubkii ayaa helay, was kaa Bohol mucaarad idin ku noqday hadaba
Maya sayla maan maqal, waxaan islahaa inaad istidhi 'saylac' qor oo aad ka tagtay xaraf ka ugu dambeeya

do u expect me in odaygi Langadhe aan taageerayo
Wali cadaalad daradi barti ayay taala

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:06 am
by kaliil
MR_ALFAAS hambalyo!
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:08 am
by LiQaaye_TDH
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:11 am
by kaliil
Liqaaye Habar Jeclo xisbi ma furanaysaa? $ 25 000 maka bixinaysaan?
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:12 am
by CORRUPTION
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:12 am
by JolieFille
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:14 am
by Mr_Alfaas
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:15 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye Habar Jeclo xisbi ma furanaysaa? $ 25 000 maka bixinaysaan?
Inader im hearing the Nonsence HJ will Open 2 Poltical Parties, but nothing is confirmed, i dont think they will work out... because HJ dont want to spend another Penny on Politics again!!!
Kaliil---- Maxa Ka Jira Ina Sulub iyo Waran Cadde aya isko haysta Xisbiga UDUB------ Waxaan Tageero la Daba Taaganahay Siciid Sulub if its Confirmed

Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:16 am
by Mr_Alfaas
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:17 am
by LiQaaye_TDH
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:23 am
by kaliil
Liqaaye maalin dhowayd ayaanu rag Habar Jeclo ah la kaftanay oo weytiinay inay xisbi furanayaan. Waxay yidhaahdeen intaanu Siilaanyo u ololaynaynay ayaanu dhiigbaxnay oo dhaqaalihi naga dhamaaday markaa siyaasada waanu ka nasanaynaa oo xisbi ma rabno. UDUB rag badan ayaa isku haysta laakiin waxa u badan inuu Siciid Sulub ama Warancade midkood la wareego. Anigu Warancade ayaan taageersanahay. Warancade waa nin wadani ah oo daacad ah oo musuqmaasuq iyo qabyaalada aqoon. Warancade xisbiga hadduu qabsado reeraha somaliland dega dhamaantood taageero wuu ka helayaa.
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:32 am
by kaliil
Alfaas nin keliya meesha waxba kama bedeli karo. Meesha waxa ka jira musuqmaasuqa Afrika dhan curyaamiyay.
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 7:37 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye maalin dhowayd ayaanu rag Habar Jeclo ah la kaftanay oo weytiinay inay xisbi furanayaan. Waxay yidhaahdeen intaanu Siilaanyo u ololaynaynay ayaanu dhiigbaxnay oo dhaqaalihi naga dhamaaday markaa siyaasada waanu ka nasanaynaa oo xisbi ma rabno. UDUB rag badan ayaa isku haysta laakiin waxa u badan inuu Siciid Sulub ama Warancade midkood la wareego. Anigu Warancade ayaan taageersanahay. Warancade waa nin wadani ah oo daacad ah oo musuqmaasuq iyo qabyaalada aqoon. Warancade xisbiga hadduu qabsado reeraha somaliland dega dhamaantood taageero wuu ka helayaa.
Hadda Xisbiyada Cusub Haddi ay Ragg Culuso iso Soo Sharaxaan, UDUB wey Soconaysa! Xisbbi waxa wata, Mujaahid Dhegoweyne oo Xisbi Wata, Kulmiye oo uu Wato Mujaahid Muse Biixi, Labadaasi wey soo Baxayaan Horta!
Re: President Ahmed Silaanyo oo Magaacabay Gudoomiyaha Maxka
Posted: Sat Jul 02, 2011 5:43 pm
by Barkhadd