That was me qofyahay.BlackVelvet wrote:Someone's put me in a foul mood so I wouldnt be good company.
Saturday inshallah.
had you shy and what not.
nice laugh you got though.
ps, did you really have to run?

Moderators: Moderators, Junior Moderators
That was me qofyahay.BlackVelvet wrote:Someone's put me in a foul mood so I wouldnt be good company.
Saturday inshallah.
Nabeela wrote:Sexy,
Have you noticed how male netters are really shy and reserved on the phone, most just listen in and if they talk they hide who they are or claim someone else, WTF
HELWAA wrote:Ciyaal
Singi is not the shy type, dadka dagaal bu kaga qaadqaadeya...but his somali was good.Dadku maxay oo lahayen af somali ma garaneyo.
HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.
odaydhoore boolo waaye sxb reer koraad waaye kaas...ani aa ka macalin san noohzingii wrote:Ciyaal,
qoraalkiisa markaan aqriyo waxaa igu soo dhaco (odaydhoore).dude on youtube.
Aakhirka way iloway siday isku diidsineyan.Afka hooyo wax ka wanaagsan ma jiran..kaas inu qof kasta xoog saaro wayan si o hadho caruurtisa oo baro.Hadi kale somali wada akake ah uun ba si tarmi oo af somali danbe ma jiri doona inta qurbaha joogta.ciyaal_warta wrote:HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.
![]()
![]()
wa sheekadi : nin is waal inta la dhahay is waalay ka dib kasoo laaban waayay waalidii marka waxaan ka baqayaa inay xarfaanta is doqomeyska kasoo laaban waayaan