Page 2 of 3
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:32 pm
by zingii
BlackVelvet wrote:Someone's put me in a foul mood so I wouldnt be good company.
Saturday inshallah.
That was me qofyahay.
had you shy and what not.
nice laugh you got though.
ps, did you really have to run?

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:36 pm
by HELWAA
you're the one who said fulyad loooooooool
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:38 pm
by zingii
yep.
if that was you i had you running quicker than FULAY himself.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:40 pm
by HELWAA
I did't expect a guy...thats why i left

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:42 pm
by zingii
^^^ keep it that way.
modesty is the key to happyness.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:54 pm
by ciyaal_warta
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:57 pm
by HELWAA
Ciyaal
Singi is not the shy type, dadka dagaal bu kaga qaadqaadeya...but his somali was good.Dadku maxay oo lahayen af somali ma garaneyo.

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 2:59 pm
by ciyaal_warta
HELWAA wrote:Ciyaal
Singi is not the shy type, dadka dagaal bu kaga qaadqaadeya...but his somali was good.Dadku maxay oo lahayen af somali ma garaneyo.

iska yeel waaye abaayo..af soomaali cidaan garaneyn ma jirto..qurbaha leysku dabaalinaa malaha

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:05 pm
by HELWAA
Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:06 pm
by zingii
^^^ LoL @ both of you.
Somaligayga ma xuma, laakiin members faro ku tiris ah baa fahmin markaan wax soo qoro.
then they go around saying "they dont understand my somali".
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:11 pm
by ciyaal_warta
HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.

wa sheekadi : nin is waal inta la dhahay is waalay ka dib kasoo laaban waayay waalidii marka waxaan ka baqayaa inay xarfaanta is doqomeyska kasoo laaban waayaan

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:14 pm
by zingii
Ciyaal,
qoraalkiisa markaan aqriyo waxaa igu soo dhaco (odaydhoore).dude on youtube.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:17 pm
by ciyaal_warta
zingii wrote:Ciyaal,
qoraalkiisa markaan aqriyo waxaa igu soo dhaco (odaydhoore).dude on youtube.
odaydhoore boolo waaye sxb reer koraad waaye kaas...ani aa ka macalin san nooh

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:24 pm
by HELWAA
ciyaal_warta wrote:HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.

wa sheekadi : nin is waal inta la dhahay is waalay ka dib kasoo laaban waayay waalidii marka waxaan ka baqayaa inay xarfaanta is doqomeyska kasoo laaban waayaan

Aakhirka way iloway siday isku diidsineyan.Afka hooyo wax ka wanaagsan ma jiran..kaas inu qof kasta xoog saaro wayan si o hadho caruurtisa oo baro.Hadi kale somali wada akake ah uun ba si tarmi oo af somali danbe ma jiri doona inta qurbaha joogta.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:28 pm
by zingii
the odaydhoore guy on youtube really knows how to tell stories.
sidii filin musalsal ah baan u daawadaa.
alaabo taxane ah oo laga daalayn camal.
