Waa dagaal jaceyl nahay runtii maybe this is the universe's way of balancing things out. Hadii kale dadka dhan aan raaxada ka ceshan laheyn

Moderators: Moderators, Junior Moderators
BlackVelvet wrote:Marka kuli hadii la wada yahay class A can you imagine hadii leys ku darsoomo oo Japan iyo Alaska gees leyska saaro markas kuwa nagu dhagan aan si qatar iskaaga celin laheyn.
Waa dagaal jaceyl nahay runtii maybe this is the universe's way of balancing things out. Hadii kale dadka dhan aan raaxada ka ceshan laheyn