Page 2 of 2
Re: Strong somali women.
Posted: Sun Jul 10, 2011 7:42 am
by BlackVelvet
^^^No one worth mentioning.
Re: Strong somali women.
Posted: Sun Jul 10, 2011 7:53 am
by ina aadan
Alow daa gabdhaha somaliyeed ee dul, deeq iyo kartiba ilahay uu hibo u siiyay.
Re: Strong somali women.
Posted: Sun Jul 10, 2011 8:01 am
by gobdoon
Marka ka hadasho hooyada Somaliyeed fiican xooga leh oo aduunka oo dhan kala wada waxay isoo xasuusisa hooyaday macaan janadii Fardowsa Alha ka waraabiyo waxay kudhimatay siday hard working u ahayd oo ay shrafta,horumarka iyo karamada qoyskayaga,deriskayaga,Qarabada iyo cid walba oo mudata,u baahanta ama si marti/safar ah ugu imata waxana qiyaasaya hoyooyinka Somalida wa la wadamid oo hooyo wa hooyo ee waxa fiicnan lahayd walida rageena Somaliyeed wado 21 sano ee ugu dameeyey in la joojiyo.