Page 2 of 2
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:39 pm
by ciyaal_warta
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:50 pm
by abdisamad3
sxb anaga meelkasto indho adeeg aa ku galeenaa camal,

Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:54 pm
by sexy-kitten
Lol@Ciyaal... Af Xamari cad cad waaye soo maha? Whats xarfaan? Does it mean "kan"
Abdisamad loool waan iska fahmay!
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 3:25 pm
by ciyaal_warta
abdisamad3 wrote:sxb anaga meelkasto indho adeeg aa ku galeenaa camal,


reer mudug aakhiro danbiga ugu badan ee loo qabsanaayo wa indho adeegnimo
Segu
haa af xamar cad cad aa ku hadashay..that is mureedi's accent aniga i can speak if i want but my lingo is ciyaal xaafadeed nooh
xarfaan = a guy
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 4:22 pm
by abdisamad3
lol ciyaal,

Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 4:32 pm
by ciyaal_warta
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 4:39 pm
by abdisamad3
shidh fowqol shidh, waa inaan luqad cusub sameeya hada,,tolow af roman kii waagi hore la isticmaali jiray ma fahmayaan?
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 5:14 pm
by ciyaal_warta
abdisamad3 wrote:
shidh fowqol shidh, waa inaan luqad cusub sameeya hada,,tolow af roman kii waagi hore la isticmaali jiray ma fahmayaan?

war reer mudug aa la dhahaa dadkaan bro af walbo waa kasaayaan af alien ku hadan hadii rabtid

Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 6:29 pm
by Warsan_Star_Muslimah
Xamari Lingo Sexy like no else.
abdisamad3 wrote:sxb anaga meelkasto indho adeeg aa ku galeenaa camal,

Lool
Mureedi,
Maay maa kaseey?!
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Wed Jul 20, 2011 6:37 pm
by IRONm@N
Mureedi is stuck in 1960s. he use to eat at Somali restuarants with all kinds food back in Xamar in 1970s and 80s.
and he is talking about Ilbaxnimo in 2011?
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Thu Jul 21, 2011 8:34 am
by Mureedi
warsan
Maay, yacne af maaymaay maa ka waddaa? If that is the case, no I don't, I only speak af reer xamar. Kii adogeeyga iyo habarteyda igu soo koriyeen leen kasaa.
ciyaal warta reer mugud yaa la dhahaane? dad oo habaar khawaan aa sheegoysaye see camal
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Thu Jul 21, 2011 12:29 pm
by TheblueNwhite
Re: Ar Lamo Goodle waa ilbexeen
Posted: Thu Jul 21, 2011 3:02 pm
by ciyaal_warta
Mureedi wrote:warsan
Maay, yacne af maaymaay maa ka waddaa? If that is the case, no I don't, I only speak af reer xamar. Kii adogeeyga iyo habarteyda igu soo koriyeen leen kasaa.
ciyaal warta reer mugud yaa la dhahaane? dad oo habaar khawaan aa sheegoysaye see camal
duqa war oo hada ka hor shirib dhahay isoo xasuusiyey abaa..meeshaas meel habaaran waaye in lasoo oodo oo la gubo waaye
