Page 2 of 2
Re: A Somali boy Rob a bank to get Deported
Posted: Sun Jul 31, 2011 9:01 pm
by tightrope

LOOKS LIKE HIM
Re: A Somali boy Rob a bank to get Deported
Posted: Sun Jul 31, 2011 10:26 pm
by afisoone
Ma yaabin aniga markaan maqlay arintaan. Maxaa yeelay waxaa arkey dhalinyaro soomaaliyeed oo aad u badan markaad wada sheekeeysataan aad layaabeeysid sidee u fakarayaan walaahi..
Kulahaa waxaan u xaday inaa la celiyo wadankeeyga,.. Crab... Caqliga ciyaal yooow.
Gabar ayuu xamar kajeclaadey miyaa..

Walle waa laga yaabaa inee jaceel u geysay arintaas.
Illeen baryahaan waxaan arkey dhalinyaro dumarka isku soo qurxiyo. Diano iyo jeego etc. Nin istirtiraayo har iyo habeen sida gabar sugeeyso ninkeeda inuu safar ka imaanaayo camal.... Ragaas aniga xataa ma fiiriyo wajiyadooda iskadaa inaa lahadlee......
Waa mucjiso.. Qoomkaas ayaan ku dhexnoolnahay...