Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON
Posted: Tue Aug 23, 2011 2:54 pm
Allahu akbar
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
what a hypocrite, aint u the one that was about to migrate from the US after they assassinated terrorists godfather bin laden ??SahanGalbeed wrote:Hey madafakas , do you all think we're all suicidal like you all ? Normal people run for their lives because they wanna LIVE
Stop saying Allahu Akbar , you are a disgrace to Allah for your aqli is maqluub. Dhul gariir meeshu ka dhaco , ma sariirta ayaad iska jiifaysa ilaa iyo intu gurigu kugu soo dumayo ? War kuwani xayawaan ka daran e halkee la iskugu rakiba alaabtan saaran tolow?War saxib mid aan idin sheego . Allah is not in the terrorising human beings' business for he is not trying to either subdue or conquer anything since all you see is His creation .
Dumb madafakas !
PS: Marka qofku doqonimadiisu zaayid noqoto , magaciisa ba waa laga gudbaa oo "madafaka ' baa loogu yeedha .
I'd rather not answer you for anything I would say could only be nasty . Stop fuc,kin stalking me okay ?Mondey wrote:what a hypocrite, aint u the one that was about to migrate from the US after they assassinated terrorists godfather bin laden ??SahanGalbeed wrote:Hey madafakas , do you all think we're all suicidal like you all ? Normal people run for their lives because they wanna LIVE
Stop saying Allahu Akbar , you are a disgrace to Allah for your aqli is maqluub. Dhul gariir meeshu ka dhaco , ma sariirta ayaad iska jiifaysa ilaa iyo intu gurigu kugu soo dumayo ? War kuwani xayawaan ka daran e halkee la iskugu rakiba alaabtan saaran tolow?War saxib mid aan idin sheego . Allah is not in the terrorising human beings' business for he is not trying to either subdue or conquer anything since all you see is His creation .
Dumb madafakas !
PS: Marka qofku doqonimadiisu zaayid noqoto , magaciisa ba waa laga gudbaa oo "madafaka ' baa loogu yeedha .
for a second i thought i was mistaken you with someone else ..SahanGalbeed wrote:Well I am gonna say it anyway , ha qaraxdo !
Daarood xunoo jaajuus ah oo intu waxaad maalin hore ku hadashay oo aanad xitaa xasuusan , iyo hadal aad af somali ku dhigtay halkan damca inu kugu qarxiyo , laga ma waayo reerka ma'ogtahay![]()
![]()
Mondey , hooyada wase , xageed iga salaantay ?
FAH1223 wrote:God Bless America and its beautiful capitol, WASHINGTON DC![]()
![]()
And earthquakes will be rampant all over the world its one of the signs of the final hour
Mondey wrote:for a second i thought i was mistaken you with someone else ..SahanGalbeed wrote:Well I am gonna say it anyway , ha qaraxdo !
Daarood xunoo jaajuus ah oo intu waxaad maalin hore ku hadashay oo aanad xitaa xasuusan , iyo hadal aad af somali ku dhigtay halkan damca inu kugu qarxiyo , laga ma waayo reerka ma'ogtahay![]()
![]()
Mondey , hooyada wase , xageed iga salaantay ?
abahaa dhagaha ka was ileen beenaale munaafiq dhalay ayaad tahay
SahanGalbeed wrote:Mondey wrote:for a second i thought i was mistaken you with someone else ..SahanGalbeed wrote:Well I am gonna say it anyway , ha qaraxdo !
Daarood xunoo jaajuus ah oo intu waxaad maalin hore ku hadashay oo aanad xitaa xasuusan , iyo hadal aad af somali ku dhigtay halkan damca inu kugu qarxiyo , laga ma waayo reerka ma'ogtahay![]()
![]()
Mondey , hooyada wase , xageed iga salaantay ?
abahaa dhagaha ka was ileen beenaale munaafiq dhalay ayaad tahay![]()
War waxaan ku idhi , cawaan xunoo oo aan waxba kala garanayn baad tahay e , aan ku kala jilciye si wacan i maqal.
Horta anigu , in Bin laden la dilo , waan ka soo hor taagna oo in la soo qabto oo maxkamad la saaro bay ahayd baan idhi . Waad na ka soo badhi karta qoraaladeyda . Mida kale e jirta waxa weeye , markaad wadan dimuqradiyad ah ku nooshahay , go'aanada ay dawladu ku dhaqaaqdo , inaad ka cadhooto way ku banaan tahay , oo "freedom of speech "-ka 1st amemdment-ka Constitution wadankan ayaa ku suurto galinaya .Bill Clinton kan dhan e maddaxweyne ka noqday maraykan ka , berigii dagaalki Vietnam socday oo dhallinyarta askarta lagu diri jiray , Canada ayuu u baxsaday . Naag kale oo jane Fonda la yidha baa jirto oo iyadu laba soo safatay caddowgii vietnamese-ka aha . Maanta na si xor ah bay ugu nooshahay halkan . USA diin ma'aha e waa waddan nin waliba ra'igiisa gaarka ah loo ogolyahay . Markaa horta anigu ma'ba xasuusto inaan idhi maraykan baan ka guuraya e , qodob la isku qaban karo ma'aha waxaasi , haddaanad de daarood aan dimuqraadiyad iyo xoriyad midna wax aan ka aqoon aanad ahayn .
PS: I am sure my beloved maternal uncles the daarod will understand as i am trying to score a point here , hadalka ayaan ku riixanaya baa lagu yidha af soomaliga e , yaan la isku cadhoon![]()
AmiinHELWAA wrote:Aakhiro zamaan.