Re: Galkayo:2nd day of fighting!!
Posted: Fri Sep 02, 2011 7:31 am
Reer-Mudug the Mudug State governemt or Galkacyo Local government or PL itself should defuse this situation before it gets out of hand, Diplomacy is needed here.
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
I welcome this approachDudaaye wrote:XimaanJaaleXimanJaale wrote:Beesha Sade give ultimatum
Waxaa malinti Shalay iyo mantaba ka socda magalada gaalkacyo Dagaalka kaas oo ay soo qadeen Ciidamo ku abtirsada Besha Majeerteen dagaalkaas oo sababay Qasaaro dhimasho iyo dhawac leh waxaa lagu soo qaday beesha Tanade Darood oo ah bel ka mid ah beelaha daga Magalada Galkacyo ee gobolka mudug.
ayado Arinkaas laga dulaayo ayaa waxaa Shir dhanka Telefoonka ah oo si dag dag ah lo soo abaabulay isla markana loga hadlayay Xaaladaha ka soo cusbonaday Magalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug iskugu yimid Aqonyahanada Siyaasiyinta Saladiinta Beesha Sade ee ku nool Gobolada Somalia iyo qurbaha .
Shirkaas ayaa waxaa lagu gorfeyay Xaaladihi ugu danbeyay ee Gobolka Mudug iyo Dagaalada ka soo cusbonadaay dood dheer iyo falan qayn ka dib ayaa shirki waxaa laga soo saraay qodobo dhowr ah kuwaas oo dirada logu sarayay duulaanka qawaan ee Ciidamada beesha Majeerteen ay ku qadeen Beesha Tanade Darood Lelkase.
1.Beesha Sade Darood waxaay Canbareynaysa Dulaanka qawaan ee lagu qadaay beesha Tanade Darood oo ah beel nabadeed isla markana tiir dhexeed u ah Beelaha Darood.
2.Beeshu Waxaay ugu baqaysa Beesha Majerteen in si Shuruud la,an ah Ciidamadooda ay ugala soo baxaan Xaafada Gaarsoor ee Magalada Galkacyo.
3.Beesha Sade waxaay cadeynaysa hadi beesha majeerten ay dagaalka joojin wayso in beesha Sade si toos ah ugu soo birayso dagaalka Galkacyo
Anago ku tusaale qadanayna sida beesha Majeerteen ay ula dhaqmeen Walalaheena Dhulbahante iyo Ogadeen ayaan waxaan si weyn uga soo horjeedna in beesha Tanade Darood na si la mid ah lola dhaqmo.
Aqonyahanada siyaasiyiinta saladiinta iyo qaybaha kala duwaan ee Beesha Sade Darood ee kala daga Gobolada Galgaduud Jubboyinka iyo Gedo ee ka qayb galay kulankaas ayaa waxaa isku raceen in hiil iyo hooba lala garab istago beesha Tanade Darood oo dulaan xaqdaro ah lagu soo qadaya Guryahooda isla markana lo adeegsaday Madafiic iyo Hub anan lo adeegsan dadka ehelka ah.
Read more: http://kismaayo24.com/?p=15781#ixzz1WsKm8AfW
Galkacyo(Garsoor) and Goldogob District will soon be part of Ahlulsunna Administration InshaAllah, the new leader of Ahlulsunna is a professor he will know how to handle IGAD and TFG
soon it will be over sis and two side will stop after the real enemy show in sceneBabygirl- wrote:Reer-Mudug the Mudug State governemt or Galkacyo Local government or PL itself should defuse this situation before it gets out of hand, Diplomacy is needed here.
Beesha Sade waxaan u maleeya waa iska yara badaw2.Beeshu Waxaay ugu baqaysa Beesha Majerteen in si Shuruud la,an ah Ciidamadooda ay ugala soo baxaan Xaafada Gaarsoor ee Magalada Galkacyo.
Somalistan wrote:ximanXaare,
Aren't Mjays also darood. Why would your clan prefer one over the other? If anything this reveals lack of cool and thinking heads amongst your ilka yar people. Instead of taking sides; sending peace envoy in forms of odayaal would've been more fitting.