under the cover of joking/fun.greenday wrote:Is this the new way to caay people

Moderators: Moderators, Junior Moderators
under the cover of joking/fun.greenday wrote:Is this the new way to caay people
Nabeela wrote:Olive is itching for little beef, BV how about it![]()
*excuse me while I get the popcorn*
greenday wrote:Is this the new way to caay people
Cali_Gaab wrote:Ximanjaale oo guuriga hooyadii huurda oo ku leh 'muqadishu barbershop ayaan ku jira' maxaa kala haysta?
Ciyaal warta oo hadh iyo jeer sheeko dumar dhex taagan maxaa kala haysta?
Executive oo reer beledweyn ah, luuqada abgaalka ku hadlaya oo hadana ku leh 'Dhulbahantuhu ha dagaalamaan' maxaa kala haysta?Emperior oo 19 jir ahaa ilaa iyo 2007kii iyo fullstop ka la isticmaalo markaad wax soo qortiid maxaa kala haysta?
zingii wrote:> Oliveoil > Qorraxeey yaa baray (![]()
)?
> Ximanjaale iyo TFG intee bay ku dambeen?
> Basra wali ma la miisaamay?
Twist wrote:^^![]()
Viva Wardhiigley!
![]()
PS: Adigana Madiino in aa imaatid oo Viva Madiina dhahdid waaye sxb, haddaan Xaaji Muuse kuu dhiibi waayo waa arkee!![]()