Page 2 of 2

Re: Ugaas Cabdirashid in Lafa ciise video!

Posted: Mon Sep 12, 2011 12:36 pm
by ina aadan
Ugaasku Ma wuxuu kaso jedaa Ugaaskii la odhan jiray Ugaas Rooble ee Abwaankana ahaa?

Re: Ugaas Cabdirashid in Lafa ciise video!

Posted: Mon Sep 12, 2011 6:08 pm
by Rightwing
ina aadan wrote:Ugaasku Ma wuxuu kaso jedaa Ugaaskii la odhan jiray Ugaas Rooble ee Abwaankana ahaa?

Haa halkaasu ka soo jeedaa


Awdal prince

Maxamed case meel ha uga dhicin. Waxaa keliya oo ugaaska ku kacsani waa ka suldaanka isku sheega. Reerku taa lama qabaan.