
Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Moderator: Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
We wish the best for Galmudug but we have nothing to do with it. First unite with Qubeys (Dir) and Saleebaan. Then you can come to Marehan, Cayr, and Fiqi Muxumud (Dir). 

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
1Moon what is this? 

- Jesteye
- SomaliNetizen
- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Guul?!1moonlight wrote:As you all know Beesha Sade gaar ahaan Reer Galgaduud qeeyb weeyn ayeey kaqaateen dhismaha Maamulka Galmudug shirar badan ayaana dhexmaray weeyna Kaqeeyb galeen ayagoo matalayo Maamulka Galmudug shirkii Kenya ee Soomalida iyo kii hada uugu dambeeyay ee Muqdisho kadhacay Beesha Sade waxeey ka qeeybgashay ayagoo qaar matalayo Galmudug qaarna Ahlu Sunna. Galmudug iyo Beesha Sade Galgaduud hata waxeey kashaqeeynayaan Sidii dekeda Hobyo loofuri lahaa waxeeyna balan qaadeen dhamaan waxgaradka iyo ganacsatada Beesha Sade Galgaduud ineey dhaqaalaha lagu dhisayo laguna dayactirayo dekeda Hobyo ineey Beesha Sade Galgaduud eey Qeyb ka bixineeyso lana dhisayo wadooyin cusub oo isku xirayo dekeda Hobyo, Caabudwaaq, Dhuusamareeb, iyo Gaalkacyo,![]()
![]()
GUUL Galmudug![]()
![]()
GUUL Somalia![]()
Ar'yooley Wargardhac Ee kunool cabudwaaq xagee ay lacagta dekeda Hobyo iyo wadooyin aad sheegeysid ka keenaayaan?
Wale waa aaqiro-samaan!
Sacad soo dhaweysanayo Marexaan wiliba Ar'yooley Wagardhac Ee kunool Cabudwaaq (Magaallo Itoobiya iyo Somaliya ay isku heystaan xuduudkeda). Reer xaaji Salebeen iyo Milyanneeradooda ee Suuqa Bakarada 20% iska leh nah aan ogoleen in lala hishiiyo Oo ay Hobyo (Magaallo Madarkicis) wax ku lahaadaan .
As for Voltage and his Calaacal, Land-locked Ar'yooley Wargardhac offer nothing to GalMudug ei, politically, economically and militarily. President Alin needs to focus on unifying Madarkicis politically, economically and Militarily - instead of wasting time with Ar'yooley Wargardgac.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Waa arrin soo dhawayn mudan.



-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Building a port in Hobyo and roads or maybe even rail to Cabudwaaq and Galkacyo is a great idea, it will benefit the whole region. 

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Hobyo belongs to Madarkicis and Waceysle (yes). 


President Alin needs to focus on unifying Madarkicis politically, economically and Militarily



Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
^ We will build a port in Garacad before that happens, and theres already plans for this.
- Jesteye
- SomaliNetizen
- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Wax ka yar Gobol? Aqoon yari aa heyso qofka hadalkaas qoray.Voltage wrote:In fact this same "lunch" led the mayor of Caabudwaaq and the people to say reer Western Galgaduud did no such thing:
Beesha Mareexaan oo beenisay inay ku biidhay maamulka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo
Hadalkan ayaa waxa uu noqdey mid saamayn balaaran ku yeesha beesha Mareexaan, waxaana arinkan uu yahay mid ay sameen sida beeshu sheegtay shakhsiyaad ku qaraabanaya magaca beesha oo aan matalin, waxayna beeshu sheegtay inay warkaasi baari doonto ayna al xisaabtamayso cidii warkaasi sheegtay, waxay kaloo xubno beesha ka tirsan cadeeyeen in magacyadooda la been abuurtay oo aysan waligood aysan ka qaybgalin meel looga hadlayo ku biirida Galmudg.
Odayaasha degmada Caabudwaaq ee Beesha Mareexaan, waxay sheegeen in warkaasi uu yahay mid beesha sumcadeeda iyo sharafteeda lagu dilayo, aysana u qalmin inay ku biiraan maamulka koonfurta Gaalkacyo oo dhul ahaan haysta wax ka yar Gobol, waxayna beeshu sheegtay in iyaguba ay maamul u gaar ah samaysan karaan oo ay haystaan dhul ka baaxad weyn dhulka Galmudug.
http://www.raxanreeb.com/?p=25936
Educational.
Somalia's land mass :
Total area 637,657 sq km or 246,200 sq mi ( ranked 43rd largest country in the world).[1]
GalMudug'/Southern Mudug' land mass.
Total Area 46,000 sq km or 17,761 sq mi ( Same size as countries ranked 132-136rd largest in the world namely; Estonia, Denmark, Switzerland , Bhutan and Netherlands). If you measure the length and width of Sacad inhabited area of Mudug (southern Mudug- consisting of 119 settlements, WFP 2009) and lets not forget Mudug is second largest province in Somalia. You will realise Beesha Sacad Sacid inhabits 7% of Somalia's land mass (7% of 246 200 sq mi = 17 234 sq mi) excluding Sacad's that inhabit Banadir, Shabelle and lower Jubba (Turdho).
Ref;
1. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-14094546
- Jesteye
- SomaliNetizen
- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Waceysle Hal guri kuma laho Hobyo Laakin qof udiidan in ay soo dagaan aan jirin.TheblueNwhite wrote:Hobyo belongs to Madarkicis and Waceysle (yes).
President Alin needs to focus on unifying Madarkicis politically, economically and Militarily![]()
![]()
As for Madarkicis, God-willing they will join GalMudug politically and economically - when they see ships carrying aid for IDPs in Southern Somalia docking and being off-loaded by landing crafts in Hobyo's harbour.
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen
- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Xarardheere is more likely to get a port than Hobyo. Hobyo waa dhul lamadegaan ah.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Jeesteeye my adeer's houses contradict your statement.
Waceysle dekad wuu leeyahay uma baahna dekada Hobyo sxb, laakiin Saleeban yaan la dafirin.
Guul mideynta Madarkicis

Waceysle dekad wuu leeyahay uma baahna dekada Hobyo sxb, laakiin Saleeban yaan la dafirin.
Guul mideynta Madarkicis

- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Horta is xaradheere a "town" or close to being one?
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen
- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
It depends on your definition of a town. With all the pirate money being invested there I am sure it is already bigger than Hobyo.greenday wrote:Horta is xaradheere a "town" or close to being one?
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
Voltage
You know economcially it wont be bad for the Marehaans in Galgaduud to work with the Galmudug adminstration, just saying, when it comes to money and interest you need to look beyond somethings.
You know economcially it wont be bad for the Marehaans in Galgaduud to work with the Galmudug adminstration, just saying, when it comes to money and interest you need to look beyond somethings.
- greenday
- SomaliNet Super
- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Shirkii 2009 Walaalaha Beesha Sade iyo Galmudug. VIDEO
I use to think it was baadiyo but I've been told it has cinemaDropkickMurphy wrote:It depends on your definition of a town. With all the pirate money being invested there I am sure it is already bigger than Hobyo.greenday wrote:Horta is xaradheere a "town" or close to being one?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 83 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 3 Replies
- 1108 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 5 Replies
- 957 Views
-
Last post by greenday
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 92 Replies
- 8324 Views
-
Last post by Vivacious