Page 2 of 2
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 1:02 am
by Queen_Arawello
Ugaas shift this was meant as Reer Isaaq Appreciation thread, no more Sayid videos,

Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 1:04 am
by Shift
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 1:14 am
by Queen_Arawello
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 1:25 am
by Shift
I have been taking orders from you ever since i can remember,back seat igu halee.

Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 1:28 am
by Queen_Arawello
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 4:24 am
by ina aadan
Odaygu walee xariif bu ahaa, wuxuu rabay in lays yara qaniino kadibna ay qolo isaga la safato,,, lakin way u noqon wayday oo dabinkii waxa ku dhacay reer harun dhexdiis barigii ay dhacday huwan iyo haadaba aynu qadino.
Midan reer cabdilena,, de niman ilahay rag iyo maalba u dhiibay bay ahayen oo aan u bahnayn in loola yimado anigaa tali iyo aniga iraaca e waxay rabeen in lala tashado kadibna la waydiiyo war idinku maba na hogaminaysaan,,wakuu lahaa qamaan tixdii caanka ahay ee sidan odhan jirtay.
"Tobonkii kob joogtaba haddaad turuqdo kii aad ah
Kan danbaad signiin tahay inuu kugu tubeeyaaye
Walle ina raggow talo adduun taada uun ma aha"
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 4:38 am
by hargaysaay
Ogaadeenow sida igu maqaala ah makahiil iyo bahgeri uun baa raacay sayidka ma runbaa
Re: Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Fariin Reer Isaaq
Posted: Fri Sep 23, 2011 4:49 am
by ina aadan
Reer caliba way raceen iyo jilbo yar-yar oo Ogadena, lakin waxaa lagu iloobay Reerihii cuslaa baa kasoo horjeedsaday waan bilawgii, lakin ugu dambayntii waa la raacay.