Page 2 of 3

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:33 pm
by Cumar-Labasuul
HELWAA wrote:Cumar

What has my akhlaaq to do with this, and where did i insult here?..
this is what you said
HELWAA wrote:A fake smile ya akhi, What an ugly dress, haday rabto inay iska giijiso dirac bey so xidhan lahayd.

Impo so ducee inu ilaahy ninka indhaha ukala furo, horta naagta ma muslinba mise wa gaalo?
now you are insulting him :lol:
HELWAA wrote:Ta labaad ninkan madaxa kutida dhigay maxaan ku falaya? :?

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:34 pm
by hargaysaay
Iam with helwaa on this naagtu hayna dhaafto weyba huruuftamaysaaye

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:37 pm
by DisplacedDiraac
Good to finally see his wife smiling.. :up:

His daughter is too cute MashaaAllah..

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:38 pm
by The_Emperior5
helwa well you don't choose who you fall in love with ma fahantay its a feeling you have you can choose who you love race and all of that does not matter as long as the person is happy, let Mohammad be happy with his family :down:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:41 pm
by Mr_Alfaas
waryadhaheen Helwa wax macquul ah bay ku doodaysa ee cay kama aha wa kaftan uun mida kale inaderti ba bila nin ah muu ku qabto hargeysa buxaane :lol: :lol:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:42 pm
by HELWAA
@cumar,That wasn't an insult, i was just pointing out the obvious.A fake smile and ugly dress, ma hooyaded ban caayey mise abaahed? wa maya.Horta cumaro kutida waxay tahay ma taqaana, waan ogahy inu af soomaligu ku yar yahye :-@



Impo

Let see how long it lost, when pple go backhome they get in touch with their roots, marku so noqdo naag waryaa ku tidhah wuu doonan. :mrgreen:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:45 pm
by Cumar-Labasuul
Mr_Alfaas wrote:waryadhaheen Helwa wax macquul ah bay ku doodaysa ee cay kama aha wa kaftan uun mida kale inaderti ba bila nin ah muu ku qabto hargeysa buxaane :lol: :lol:
waar inaader wax macquul na mahee waxay leedahay naagtiisa ha furo just because she doesn't like her :lol:

helwa, ok hater :)

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:48 pm
by HELWAA
Mr_Alfaas wrote:waryadhaheen Helwa wax macquul ah bay ku doodaysa ee cay kama aha wa kaftan uun mida kale inaderti ba bila nin ah muu ku qabto hargeysa buxaane :lol: :lol:
Bal dadkan naagtan iska caashqay runta oo sheeg, charity starts at home. :mrgreen:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 1:58 pm
by Mr_Alfaas
Cumar-Labasuul wrote:
Mr_Alfaas wrote:waryadhaheen Helwa wax macquul ah bay ku doodaysa ee cay kama aha wa kaftan uun mida kale inaderti ba bila nin ah muu ku qabto hargeysa buxaane :lol: :lol:
waar inaader wax macquul na mahee waxay leedahay naagtiisa ha furo just because she doesn't like her :lol:

helwa, ok hater :)
:lol: :lol:

fur malaha ee waxa u fiicneyd mid ay isku jinsiiyad yihin ayey ooga jeeday yacni tan gaalo inay tahay muslin lama oga lakin we pray to Allah to let them live in peace n happy married life....


@Helwa how about Raage oomar :lol:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 2:07 pm
by SahanGalbeed
Aar nimanyow aynu is yara maqalno . Helwaa arrimaheeda ka baxa . Gooni baynu beri hore isu
waraysanay aniga iyo Helwaa , sawirkeedi bay isoo wada oo waa idin ka iska arkaya , maanta durtaba qaybta yar e midig e wejigeeda ayay si yaro "teasing' ah inoo yara tusaysa , ya ? markaa arrin sadex sanno aan ku daba jiro weeye , e ha iga ga ciyaarina "mission" ka , thank you :lol: haddey inaga diddo , waa lagu wada khasaaraya .
Waxay doonta ha tidha ! Long live Helwa .

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 2:14 pm
by Saraxnow
lol @ Helwa and Sahan :lol:


Btw, he married her since they knew each other from school days when he didnt know English, so its a love-marriage :mrgreen: :up:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 2:47 pm
by HELWAA
Mr_Alfaas wrote:

@Helwa how about Raage oomar :lol:
Al faaso raage wa lost case, isaga sheekadisa waan ka hadhay bari hore marku koofiyadi yahuuda dhakada ku qaatey. :down:



SahanGalbeed wrote:Aar nimanyow aynu is yara maqalno . Helwaa arrimaheeda ka baxa . Gooni baynu beri hore isu
waraysanay aniga iyo Helwaa , sawirkeedi bay isoo wada oo waa idin ka iska arkaya , maanta durtaba qaybta yar e midig e wejigeeda ayay si yaro "teasing' ah inoo yara tusaysa , ya ? markaa arrin sadex sanno aan ku daba jiro weeye , e ha iga ga ciyaarina "mission" ka , thank you :lol: haddey inaga diddo , waa lagu wada khasaaraya .
Waxay doonta ha tidha ! Long live Helwa .

:lol: :lol: :lol:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 3:10 pm
by Advo
I think they might of yelled at him for not carrying the flag in his recent win and also for holding the flag upside down at the other time.

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 3:23 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: @ Helwa.

Black women always complain how their few succesfull and good men go for white women. I think Helwa is angry that a few good habar awal men are taken by white women ( mo farah, raage omar) and the idiots remain ( Raage Omar walaalkii oo tfg da dhex bood booda iyo gacan yaraha emperior, Khalid Ali) :lol:

Re: NUUX TAANI: WIN A GOLD OLYMPIC MEDAL OR ELSE!

Posted: Mon Sep 26, 2011 4:36 pm
by Mr_Alfaas
Cali_Gaab wrote::lol: :lol: @ Helwa.

Black women always complain how their few succesfull and good men go for white women. I think Helwa is angry that a few good habar awal men are taken by white women ( mo farah, raage omar) and the idiots remain ( Raage Omar walaalkii oo tfg da dhex bood booda iyo gacan yaraha emperior, Khalid Ali) :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

btw himilo isna cadaan baa afduubtey soomay aheyn.... :lol: