Re: Tuke Dalxiis Sheikh Shariif
Posted: Wed Sep 28, 2011 4:04 pm
Somalis and their nick names.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Gedoonline says waxa kalee uu sheegay "Somaliland ay wax badan tabanayaan hase ahaate ay diyaar u yihiin in la dhameeyo waxyaabaha ay tabanayaan"SahanGalbeed wrote:De wax qalad ah ma' odhan . Horta qof waliba halka u ka socdo waa inaad ogaata. Waa maddaxweynihi SOMALIA wuxuuna yidhiSheekh Shariif ayaa waxa uu tilmaamay in Umada Soomaaliyeed aysan dan ugu jirin kala qeybsanaan midnimada ay tahay shay muhiim ah, isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan hase ahaatee waxa uu tilmaamay inay diyaar u yihiin in xalinta waxyaabahaasi ay kala hadlaan Mas’uuliyiinta Maamulka Somaliland.
![]()
waxan se anigu shaqsiyan jeclaan laha inuu waxooga inoo faafiyo waxa hadalkaas ku hagooganya? muxu leeyahay tolow ?isagoo sheegay inay jiraan waxyaabo aan badneen oo Somaliland ay ka tabaneyso Soomaaliya inteeda kale kuwaasi oo Madaxweynaha uusan carabka ku dhufan
You don't even know what it means yet you use it because you picked it up from Somalis from PL? SMHanonymousfaarax wrote:greenday wrote:What do you mean by tuke?
Its a nickname he goes by that i pikd up from some PLandians