Zeliha wrote:Ninkaan/naagtaan iska nacnacleynaya hadalkeeda/kiisa meesha intaad ku xirtid. Ileen waanu u jeednaa aflagaado meesha ma oolin.
You should follow byootuhful's advice. Nin caytamay afkiisaa ku yaal.
Haddaba aan kuu sheego erayadaada khaladkooda![]()
The sentence is grammatically incorrect. "Gacmahaan hoos u ceshtay, ama gacan iyo lug ha iga gooyaan is dhaaf ayaan is dhahay."
Isma keenayso



May be the way I speak has something wrong in it. I used the word Ameeand not ha iga gooyaan.