Page 2 of 2

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:27 pm
by D-Runner
hyper, intaa iska dhiska ka baxdo... dad baa baad iyo mamuul la'aan meesha ku heysata ee aan u soo ducaayno in raxaada aad ku heysataa Qatar u ilaahay iyagana siiyaa.

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:30 pm
by Hyperactive
inader anigu wahan aminsa nahay omba ko sheegay. shesheeye maamul no disi mahayan. wahan anagagu ko hisheen weynay dadkale no sameyn mahayan.

Allah dadkeena qalbigooda ha isku keeno o 7aqa ha tuso.

anigu la naaqata le wala jamal.

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:31 pm
by D-Runner
Amiin ina'adeer :up:

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:56 pm
by abdisamad3
hyperactive wrote:inader anigu wahan aminsa nahay omba ko sheegay. shesheeye maamul no disi mahayan. wahan anagagu ko hisheen weynay dadkale no sameyn mahayan.

Allah dadkeena qalbigooda ha isku keeno o 7aqa ha tuso.

anigu la naaqata le wala jamal.
Thats what I have been preaching to the brothers and sisters sxb..well said :up:

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:57 pm
by The_Patriot
abdisamad3 wrote:
hyperactive wrote:inader anigu wahan aminsa nahay omba ko sheegay. shesheeye maamul no disi mahayan. wahan anagagu ko hisheen weynay dadkale no sameyn mahayan.

Allah dadkeena qalbigooda ha isku keeno o 7aqa ha tuso.

anigu la naaqata le wala jamal.
Thats what I have preaching to the brothers and sisters sxb..well said :up:
Cabdi samad whats your stance stop ducking the question. :lol:

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:00 pm
by abdisamad3
what question sxb?

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:01 pm
by The_Patriot
abdisamad3 wrote:what question sxb?
do you hate us? no ifs or buts :?

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:06 pm
by abdisamad3
no why would I hate you..I just don't like the kenyan invasion and that whole azania thing, I think it's wrong, to bring in foreigners to the country,

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:07 pm
by The_Patriot
abdisamad3 wrote:no why would I hate you..I just don't like the kenyan invasion and that whole azania thing, I think it's wrong, to bring in foreigners to the country,
I said no if or but.

Re: Ogadenis

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:10 pm
by abdisamad3
pat no I don't hate ogaden people..I even look up to brave ogadenis like sheikh hassan turki and the sayid, :up:

Re: Ogadenis

Posted: Mon Oct 31, 2011 9:29 am
by ina aadan
majerteen kursiga ugu dheer uun haku qabsanin, waxa kale waad ka heshiin kartaan, lakin maalinkaad tidhaahdo waan idinku qabsan kursiga sare walee way kuu dhamaatay.

Re: Ogadenis

Posted: Mon Oct 31, 2011 2:23 pm
by XaliimoFarax
ina aadan wrote:majerteen kursiga ugu dheer uun haku qabsanin, waxa kale waad ka heshiin kartaan, lakin maalinkaad tidhaahdo waan idinku qabsan kursiga sare walee way kuu dhamaatay.
:lol: :lol:

Ouch