Page 2 of 3
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:01 pm
by salool
Yasmin
Ma rabi inaan waxan dhaho oo imiko cirka isla tagiye ee Sahan is one of my favorit pple here as well.

Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:06 pm
by Cali_Gaab
Yasmin
Ka waran caruurtii iyo bristol. Kii miyuu ku qabaa welii?
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:08 pm
by salool
^^War inanta ka xishood, maxaad furitaan ugu sahdineysa

Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:08 pm
by yasmin
salool wrote:Yasmin
Ma rabi inaan waxan dhaho oo imiko cirka isla tagiye ee Sahan is one of my favorit pple here as well.

i knew it that sahan and u had a hate and love relationship
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:09 pm
by Cali_Gaab
salool wrote:^^War inanta ka xishood, maxaad furitaan ugu sahdineysa

Miyaanad ogeyn inaan que ku jirey?
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:10 pm
by SahanGalbeed
War cali gaabkani , mid xishooda ba ma'aha ilayn e ?
kii miyu ku qaba weli

,maxay ka dhigantahay waxaasi?
Haddaad rabto inaad iska dhigto qof ninka qabo yaqaan
hebel iiga waran ?
baa la yidha
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:11 pm
by yasmin
Cali_Gaab wrote:Yasmin
Ka waran caruurtii iyo bristol. Kii miyuu ku qabaa welii?
waryaa adigu maa sidii ayaad saqaaan uu tahay

Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:12 pm
by Cali_Gaab
Arrinta ka jawaab bal horta. Intee baad inaga maqneyd, wax walba wey is bedeli karaan miyaaney aheyn?
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:13 pm
by salool
Cali_Gaab wrote:salool wrote:^^War inanta ka xishood, maxaad furitaan ugu sahdineysa

Miyaanad ogeyn inaan que ku jirey?
Oo maxay ku fali balaayo qujufsan oo gaaban..ma ogtahy naag kasta iney waligeed ki ugu horayey iloobin haday xita toban guursato

Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:16 pm
by Cali_Gaab
Ineey ii jeclaato maba rabbo. aan noqdo mid yar ey soo xareesto sidey 'revenge' ugu qaadato kii ka dhaqaaqay. She can use me if she wants

Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:20 pm
by yasmin
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:21 pm
by salool
Haday rabto inay ninkeedi hore ku hor jeesteyso ma mid gaaban bey dooran bey kula tahay..waabo ku qosliye

yasmin and cali g
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:33 pm
by Cali_Gaab
Walahi ragga hadey gabadh arkaan oo la socota inan gaaban, meel baa xanuunta. Sabad, waxey wada ogyihiin iney ragga gaaban dadka ka qosliyaan. Iminka hadaan xaaska furo oo aan arko iyada oo suuqa la maraysa niin gaaban, 'Sidey uu qosli kartaa hadaan dhawaan furay', ayaan is weydiin lahaa uun.
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:42 pm
by HooBariiska
let me get this rite, salool is helwa? suaasha ku xigtaa helwa maxay saloooshaa? btw what does salool mean?
Re: yasmin..
Posted: Thu Nov 03, 2011 3:52 pm
by salool
Timo case
Salool wa salool uun..nothing more.
Ali G
walaalo bal xaga hoose oo so daadeg..waligay nin gaaban la hadal hayo ma arkin
Sorry the tall once ba la isku qabsada.Xabada qafaskaaga so gashay waliga ha siden.