

P.S..I'm not sure what type of xalimos you folks deal with, but they must be desperate if they resort to sixir iyo wax jini..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
wtf,and here is me having a daacad momentNabeela wrote:Samadoon, miskiin ba tahay walaal, qof sixiray AW ma jiro, he made it up![]()
P.S..I'm not sure what type of xalimos you folks deal with, but they must be desperate if they resort to sixir iyo wax jini..
Lamgoodle wrote:Sixir ma jiro ayaan u maleeynayaa anigu laakinse mar dhowr sanno laga joogo ayaan waxaan iskuul isla dhigan jirney mid la yiraahdo Amanda- oo jamaican ah. walaahi markasto aan arko waan jareeyn jirey. Waay iga weyndey; waay fool xumeed; timaheeda koraankor laakin anigu markaan isha saar xurul ceyn ayaa ii soo baxi jirtey.
Waxaan ku sigtay inaan waasho; ilaa markii dambe aan wadanka ka guurey.
Waxaa laga yaaba inuu LAAF ahaa laakin timir laf baa ku jirto.
Lamgoodle wrote:Waay iga weyndey; waay fool xumeed; timaheeda koraankor laakin anigu markaan isha saar xurul ceyn ayaa ii soo baxi jirtey.
Waxaan ku sigtay inaan waasho; ilaa markii dambe aan wadanka ka guurey.
Waxaa laga yaaba inuu LAAF ahaa laakin timir laf baa ku jirto.
Seriously^. Makes a big difference.sought out a wadad who knew about sixir.