Page 2 of 2

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Sat Nov 05, 2011 11:43 pm
by Nabeela
Samadoon, miskiin ba tahay walaal, qof sixiray AW ma jiro, he made it up :lol: :lol:

P.S..I'm not sure what type of xalimos you folks deal with, but they must be desperate if they resort to sixir iyo wax jini..

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Sun Nov 06, 2011 12:21 am
by Lamagoodle
Sixir ma jiro ayaan u maleeynayaa anigu laakinse mar dhowr sanno laga joogo ayaan waxaan iskuul isla dhigan jirney mid la yiraahdo Amanda- oo jamaican ah. walaahi markasto aan arko waan jareeyn jirey. Waay iga weyndey; waay fool xumeed; timaheeda koraankor laakin anigu markaan isha saar xurul ceyn ayaa ii soo baxi jirtey.

Waxaan ku sigtay inaan waasho; ilaa markii dambe aan wadanka ka guurey.

Waxaa laga yaaba inuu LAAF ahaa laakin timir laf baa ku jirto.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Sun Nov 06, 2011 3:14 am
by samadoon-waaxid
Nabeela wrote:Samadoon, miskiin ba tahay walaal, qof sixiray AW ma jiro, he made it up :lol: :lol:

P.S..I'm not sure what type of xalimos you folks deal with, but they must be desperate if they resort to sixir iyo wax jini..
wtf,and here is me having a daacad moment :down:

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Sun Nov 06, 2011 3:25 am
by Twist
Lamgoodle wrote:Sixir ma jiro ayaan u maleeynayaa anigu laakinse mar dhowr sanno laga joogo ayaan waxaan iskuul isla dhigan jirney mid la yiraahdo Amanda- oo jamaican ah. walaahi markasto aan arko waan jareeyn jirey. Waay iga weyndey; waay fool xumeed; timaheeda koraankor laakin anigu markaan isha saar xurul ceyn ayaa ii soo baxi jirtey.

Waxaan ku sigtay inaan waasho; ilaa markii dambe aan wadanka ka guurey.

Waxaa laga yaaba inuu LAAF ahaa laakin timir laf baa ku jirto.

:lol: :lol:

The Snet comedian!

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Sun Nov 06, 2011 3:53 am
by Lamagoodle
Twist,
Walaahi waa run. Even today when I see a woman whose name is Amanda my heart beats. She was so beautiful in my eyes although every other person viewed her as being ugly, fat and old.

She was speaking in Jamaican english but I thought it was posh. Xaad baay lahayd; timo tidcan, shiirkeeda barfuun camal ayuu carfaayey; ilkaheeda iyo qosolkeeda ayaan u riyaaqey.

My cousins used to say that she performed sixir on me.

I had to leave the UK. Whenever, I visit the UK, I visit the road she lived in; the school we went to. I think I will still fall for her today.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Wed Nov 09, 2011 1:27 am
by AbdiWahab252
Samadoon,

Beware of Nabeela and her sidekicks Yaxye and Mooriif. She is a temptress.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Wed Nov 09, 2011 1:33 am
by BanadirBeauty
Lamgoodle wrote:Waay iga weyndey; waay fool xumeed; timaheeda koraankor laakin anigu markaan isha saar xurul ceyn ayaa ii soo baxi jirtey.

Waxaan ku sigtay inaan waasho; ilaa markii dambe aan wadanka ka guurey.

Waxaa laga yaaba inuu LAAF ahaa laakin timir laf baa ku jirto.
:lol: :lol: :lol:

Ilaa koorme Faal wax xun noqde?.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Wed Nov 09, 2011 6:09 pm
by ManD333q
I' don't know if this exist but I know someone who married one living in Africa. they didn't know each other at all, only from the internet. And everyone was like she's hexed.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Wed Nov 09, 2011 6:15 pm
by Xamud.
Sixir exists I have relatives who have been the victim of sixir, some old lady threw a sixir upon my cousin, cuz she refused to marry her son. She became very very ill and her tongue fell out, it got to the point where she could not walk and she was bed-bound for months, she only recovered after months of intense quraan-saar.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Thu Nov 10, 2011 11:40 am
by bareento
I send a sixrified PM with my numbers to salool, i am expecting her call any moment 8-)

B.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Thu Nov 10, 2011 12:15 pm
by Alphanumeric
I believe your story and I believe gedo's. Call me gullible, but considering the amount I've seen, I'm not surprised. Not the least.

PS:
sought out a wadad who knew about sixir.
Seriously^. Makes a big difference.

Re: Sixir in Shukaansi

Posted: Fri Nov 11, 2011 4:39 pm
by zulaika
a woman does not need sixir to get a guy wrapped around her finger....its a natural trait...some are in better practice of the craft than others... :lol: