Kukri wrote:xaalimo maqashay waxa jira wax feminism la yidha oo jaha wareersan.
Waxyaabaha ay sameeyaan....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
forumka keenyaatiga ee u eg somalinet ayaan ka akhrinayey arin aad u foolxun soomaalida sameeyaan waa arin xaqiiqdii run ah.
mid keenyaati ah ayaa yiri soomaalida markeey socdaan dadka dhexdooda ayey labadooda lugood dhexdooda HOOS xoqdaaan, ragga siiba. lugaha dhexdiisa ayey iyagoo macawiiis wataan xoq xoqaayaan, iyo cadayga nooca qoriga ahna dadka waa ku dhex wataaan. its true xaqiiqdii.
mida kale ximanjaale ayaa ka dhawaajiyey. soomaalida waa qayliyaaan, aniga BUS driver shaqadeyda walaahi qaati bilaahi ayaan ka taanahay. waxaad arkeysaa gaalada cad cad wadankan deggan dhamaantood waa aamusan yihiin. hal naag soomaali talefoonka dhex galisay MARAWADA weeyn dhagta agteeda qaylida ka baxeysa. ama waxaad arkeysaa laba qafood soomaali ah isla hadlaya waxaad moodaa labadoodaba inay dhagaha la'yihiin.
mida kale ugu xun Soomaalida qaasatan kuwa from Somalia ka yimid ayagoo ADULT ah ma isticmaalaan DEODORANT
: maba yaqanaaan isticmaalka Deodorant. marka dadkeey dhex socdaan iyagoo ka soo urayo
no goood
wax weeyn ayaa naga qaldan xaqiiqdii
mid keenyaati ah ayaa yiri soomaalida markeey socdaan dadka dhexdooda ayey labadooda lugood dhexdooda HOOS xoqdaaan, ragga siiba. lugaha dhexdiisa ayey iyagoo macawiiis wataan xoq xoqaayaan, iyo cadayga nooca qoriga ahna dadka waa ku dhex wataaan. its true xaqiiqdii.
mida kale ximanjaale ayaa ka dhawaajiyey. soomaalida waa qayliyaaan, aniga BUS driver shaqadeyda walaahi qaati bilaahi ayaan ka taanahay. waxaad arkeysaa gaalada cad cad wadankan deggan dhamaantood waa aamusan yihiin. hal naag soomaali talefoonka dhex galisay MARAWADA weeyn dhagta agteeda qaylida ka baxeysa. ama waxaad arkeysaa laba qafood soomaali ah isla hadlaya waxaad moodaa labadoodaba inay dhagaha la'yihiin.
mida kale ugu xun Soomaalida qaasatan kuwa from Somalia ka yimid ayagoo ADULT ah ma isticmaalaan DEODORANT
- fatimazahra
- SomaliNetizen

- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Cali_Gaab wrote:Baastada gacmaha lagu cuno maxaad ka so hor jeedaa?
- Ragga suit ka weyn gashada oo suuqa iska wareega
- Ragga gacmaha is qabsada
- Kuwa qaylaada isku badiya
- Dumarka gashada jalabiib madow qudha ama toobab boqol kaladh leh.
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
P.S.:Cuntada gacanta lagu cunaa waa sunna
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
seemeyer wrote:P.S.:Cuntada gacanta lagu cunaa waa sunna
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Nimanka suuqyasha irdohood tagan ee fiirihayan gabdhaha.
Kuwa dadka aqoonin iskuu qorqoro..
Habrahyasha oo qelida badan o ne ilmeehe dhaliin afarohod kuujiro markastoole.
Nimanka oo sxb oo caadi adoo uu la eh waa isla soconaa suuqa kuu galihayan.
Xaasyasha oo hadalo macan iskula hadlan marke dad cusub arkan. Showisteyal.

- 1nemansquad
- SomaliNet Super

- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
waan hubaa hadaa labis asturan xirantahay cidka kuma eegteenBanadirBeauty wrote:Nimanka suuqyasha irdohood tagan ee fiirihayan gabdhaha
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Labis asturan maxaa uu taqantaa?
- 1nemansquad
- SomaliNet Super

- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
loose-fitting garment that covers your awrah, waxaan tight aheey oo all the wondering eye kugu soo jeedin
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Okay, waxaa umaleyay inta surwaal iyo timoho la asturin bis lee kawati .hada waa ku fahmay.
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Everyone knows Somalis will stare at you even if you wear 10 Jalabiibs. 
- 1nemansquad
- SomaliNet Super

- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Ani aa sarbeeb iku caysay hadalay hadane af somalikey aa.
Jinijiniga waa isku fahanay
Jinijiniga waa isku fahanay
- 1nemansquad
- SomaliNet Super

- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
waanku soo jawabi lahaay laakiin yaa aqrinkara waxaad soo qorteyBanadirBeauty wrote:Ani aa sarbeeb iku caysay hadalay hadane af somalikey aa
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Let me rephrase it for you into a qaldanish language . Waaxan ku idhih hadayay baad si sarbeeb e san ii caaysay ood I tidhi isma asturo imakadanna afsomaligay baad caayi. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post