Page 2 of 3
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Sun Nov 13, 2011 11:38 pm
by Shift
The problem with mahdi is asoon socod baran ayuu is yiri bal orod,if your gonna take shots atleast do the home work brah
forget about uniting with Sade for the common cause, they can’t even unite with themselves for their survival, look in Ethiopia you have two different factions of the ONLF then you have another group called JWXO
Awoow did you think to yourself that jwxo might mean jabhada wadani xoreynta ogadenia,in other words waa onlf oo af somaali lagusoo gaabiyey
The leasson here adoon waxba lasocon intaad essay qorto ha is cajabin.As for us not uniting are you not reerka isku raaci ugaas guud ah?

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 12:17 am
by guhad122
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 12:42 am
by Voltage
Baardheere? Is this guy delusional?

Marehan have passed Saakoow and now are situated in Bu'aale with Cawlyahan and Bartire. Dhanka kalena Afmadoow ayaa laysa deganyahay.
And let us be real, between Beesha Sade and Maxamad Subeer, Cawlyahan as well as Bartire would rather work with Sade.

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 1:12 am
by Shift
Waxaa waa iska sheeko,baardheere waa la isaga daba imaan,ragi cawlyahan waala guubaabiyey and it worked.Only 3 years ago waa kuwi boorka iska jafay
Baardheere 2008-07-23, (afdheer) Odayaal kasoo jeeda deegaanka gobolka Gedo gaar ahaan degmada Bardheere ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay maamul loo dhiso degmada baardheere oo aanay dadka deegaanku heshiis ku aheyn.
Odayaasha iyo qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka ugu jira beesha Absame ayaa si wadajir ah u qaadacay maamul ay beesha Mareexaan ka dhsito Baardheere.
Kulan looga hadlayey arrintaas ayey Odayaasha iyo xubnaha xagga siyaasadda u matala beesha Absame ee ku jira dowladda Kmg ah ku shegeen in maamulka degmada Baardheere ay magacaabi karto wasaaradda Arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya iyadoo ay heshiis ku yihiin beelaha halkaas dega.
Baardheere waxay deggaan u aheyd beesha Absame waxaana laga dooran jirey xilligii isticmaarka iyo dowladihii rayidkaba xubno beesha Absame ka tirsan waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu Qadiimsan dalka S oomaaliya ee lagu yaqaan beesha cabanaysa, hase yeeshee muddooyinkan dambe waxaa awoodda maamul iyo gacan ku heynta magaaladaas u badan beesha Mareexaan ee degta gobolkaas Gedo intiisa badan.
Afdheer.com
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:02 am
by Based
Shift wrote:Waxaa waa iska sheeko,baardheere waa la isaga daba imaan,ragi cawlyahan waala guubaabiyey and it worked.Only 3 years ago waa kuwi boorka iska jafay
Baardheere 2008-07-23, (afdheer) Odayaal kasoo jeeda deegaanka gobolka Gedo gaar ahaan degmada Bardheere ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay maamul loo dhiso degmada baardheere oo aanay dadka deegaanku heshiis ku aheyn.
Odayaasha iyo qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka ugu jira beesha Absame ayaa si wadajir ah u qaadacay maamul ay beesha Mareexaan ka dhsito Baardheere.
Kulan looga hadlayey arrintaas ayey Odayaasha iyo xubnaha xagga siyaasadda u matala beesha Absame ee ku jira dowladda Kmg ah ku shegeen in maamulka degmada Baardheere ay magacaabi karto wasaaradda Arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya iyadoo ay heshiis ku yihiin beelaha halkaas dega.
Baardheere waxay deggaan u aheyd beesha Absame waxaana laga dooran jirey xilligii isticmaarka iyo dowladihii rayidkaba xubno beesha Absame ka tirsan waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu Qadiimsan dalka S oomaaliya ee lagu yaqaan beesha cabanaysa, hase yeeshee muddooyinkan dambe waxaa awoodda maamul iyo gacan ku heynta magaaladaas u badan beesha Mareexaan ee degta gobolkaas Gedo intiisa badan.
Cagdheer.com
That alone makes me doubt the veracity of this story.
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:15 am
by Shift
Based,unless your a beutiful female from hargeisa kuguma haboona inaad isticmasho the word "cagdheer",dumarki inoola baxay magacaa ha loo daayo.

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:15 am
by Voltage
Cawlyahan iyo Absame sxb meel Sade dego oo loo diidanyahay majirto Caabudwaaq Garbaharey Beled Xaawo meel looga diidanyahay majirto bro cuqdada iska bixiya

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:17 am
by metamorphosis
Why be so immersed in politics when you can't change the reality on the table? Do yall know that yall's opinions are worthless? SMFH! Let the men in the mess settle this.
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:19 am
by Shift
Caabudwaaq waxaan rabnaa insha allah nimanki talamoge ee dhinacaa iyo koonfurta usoo dhaqaaqay inaan ku celino.

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:23 am
by Based
Shift wrote:Based,unless your a beutiful female from hargeisa kuguma haboona inaad isticmasho the word "cagdheer",dumarki inoola baxay magacaa ha loo daayo.

Brah we all know foot size and IQ are inversely related. 20th century urban myths wont help you there

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:46 am
by metamorphosis
Based wrote:Shift wrote:Based,unless your a beutiful female from hargeisa kuguma haboona inaad isticmasho the word "cagdheer",dumarki inoola baxay magacaa ha loo daayo.

Brah we all know foot size and IQ are inversely related. 20th century urban myths wont help you there

You must have missed your basic psych class because there is no relation or correlation between the two(If there is then you have made a discovery, please share). Calling what he said an urban myth whilst dropping one yourself is just priceless.
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:47 am
by Shift
Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 2:57 am
by Based
metamorphosis wrote:Based wrote:Shift wrote:Based,unless your a beutiful female from hargeisa kuguma haboona inaad isticmasho the word "cagdheer",dumarki inoola baxay magacaa ha loo daayo.

Brah we all know foot size and IQ are inversely related. 20th century urban myths wont help you there

You must have missed your basic psych class because there is no relation or correlation between the two(If there is then you have made a discovery, please share). Calling what he said an urban myth whilst dropping one yourself is just priceless.
It was a joke man, caadi iska dhig.
@shift, regardless of the source of the term, it will suffice until an alternative is found

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 3:04 am
by Shift
Alternative looma baahna awoow,it served me well through out my high school days,i say lets keep it the way it is with minor changes such as "no homo" at the end of the word.

Re: Meet your President Reer Gedo
Posted: Mon Nov 14, 2011 10:06 am
by Babygirl-
Absame, Sade & the rest of Darood need to unite in Jubboyinka,

or you will have other's dictating to you.
