Page 2 of 2

Re: Makaahiil/Ogaden Land

Posted: Sat Nov 19, 2011 10:13 am
by Cinque Mtume
Next time you post a video, give us points of time we can fast forward too for highlights. I'm not gonna sit down and watch the whole video nicca u trippin.

Re: Makaahiil/Ogaden Land

Posted: Sat Nov 19, 2011 10:24 am
by Faranacab
abdisamad3 wrote:now its a kenyan territory, your all loosers especialy the cagdheer kenyati servant pathfinders, :down:
It's the other way around. Kenya is "our territory" as well, so easy with the bad mouthing. :up:

Re: Makaahiil/Ogaden Land

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:42 pm
by abdalla11
Waryaa Guhad sidaan waa maxay, don't say Ogadeen say Kablalax :D

Re: Makaahiil/Ogaden Land

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:46 pm
by Chinaman
Dadkii ugu fiicna aan waligay meet-gareyo Ogaden beey ahayeen :) :up:

Re: Makaahiil/Ogaden Land

Posted: Sat Nov 19, 2011 5:01 pm
by XimanJaale
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Inalilahi waa ina ilahyi raajicuun!

These cagdheers are filthy liars, how dare they claim Buurgaabo. Somalinet wax kasta baa lagu arkaayaa!

Buurgaabo is a Marehan dominant village, two Marehan sub-clans reside there. Talxe and Soonfure. Buurgaabo is also inhabited by Gaaljecel and some minority Tuni.

In 2007, Talxe/Soonfure fought against Gaaljecel and the minority. It happened when Gaaljecel killed a Marehan man.

So please, cagdheers of somalinet stop claiming land!
Kismaayo:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in laga cabsi laga qabo dagaal mar kale in uu ka dhex qarxo beelaha Gaaljecel iyo Mareexaanoo iyagu heshiis ay dhawaan ku gaareen degaanka Beerxaano ee magaalada Kismaayo uu noqday mid aan u dhaqan gelin sidii loogu talo galay ama heshiisku ahaa.

Sida wararku sheegayaan nin u dhashay beesha Mareexaan oo lagu dilay degaanka Buur-gaabo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in dilkiisa uu ka dambeeyay nin u dhashay beesha Gaaljecel, kadibna beesha Mareexaan ay codsatay in ninka dilka geystay loo soo gacan geliyo balse beesha Gaaljecel ay sheegtay in ninka dilka geystay aysan dadka kale ka dhex aqoon maadaama meel degaanka ka baxsan uu dilku ka dhacay, ninkiina uu dadka ku dhex darsoomay, taasoo keentay in beesha Mareexaan ka carooto. Shaki waxaa jira baa la leeyahay in arrintaas ay sababto dagaal ka dhex qarxa labada dhinac haddii aan xal kale la helin ama go’aan xal keeni kara laga qaadan arrintaas, waxaana la soo sheegayaa in labada dhinac uu haatan u bilowday isu hub aruursi iyo kala shakin taasoo keeni karta isku dhac soo degdega oo mar kale labada beelood dhex mara.

Kol hore ayaa nin u dhashay beesha Mareexaan oo dil u geystay nin ka soo jeeda beesha Gaaljecel loo dilay kadib markii beesha Mareexaan ay gacanta ka soo gelisay beesha Gaaljecel ninkii dilka geystay kadibna ay meel fagaare ah ku toogteen beesha gaaljecel ninkii dilaaga ahaa ee ka soo jeeday beesha Mareexaan,taasoo ahayd bilow heshiis dhex maray labada beelood oo dhigayay in ninkii nin dila isna la dila, balse haatan ninkii u dhashay beesha Gaaljecel ee dilka geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday beesha Mareexaan taas way u cuntami weysay oo gar iyo gardarro ninkii dilka geystay ayay rabtaa in loo soo gacxan geliyo haddii kale waa ka dagaal.
Wararkaka imaanaya deegaanka Buur Gaabo oo ka tirsan degmada Badhaadhe ee J/Dhexe ayaa sheegaya in shalay galab uu halkaasi ka dhacay dagaal horay labo beelood ugu dhex maray deegaankaas kaas oo ku dhinteen labo qof kuna dhaawacmeen sadax kale oo dhaawacooda loo qaaday Isbitaalka Kismaayo.

Dagaalkan ayaa lagu waramayaa inuu mar kale ka dhashay qeybsiga saamiga ka soo xerooda canshuuro laga qaado doonyo dhuxusha qaada.

Dagaalkan ayaa waxaa u dhexmarey beelaha Gaaljecel iyo Mareexaan ayna ku dhinteen dad gaaraya dhowr iyo labaatan qof tiro badana ay ku dhaawacmeen.

Horay ayaa heshiis ka dhacay degmada Jilib ay waxgaradka labada beelood ku kala saxiixdeen islamarkaana sharecadda Islaamka qofkii qof kale dilna loo qisaaso, kaasoo u muuqda mid meesha ka baxay waxaase jira baaq ka soo baxay dhinaca beesha Gaaljecel oo shegayey in laga war sugo dhankoda si ay u soo gudbiyan maliishiyadii xabada bilowday.