Wax walba "narrative" baa loo yeela , specially in a society like ours .
About narratives
Generally, narratives are defined as stories with a patterned series of episodes including a beginning, middle, and end, and told in particular situations for particular purposes
Somalilander ka waxa ka dhaadhacsan ,
Xooriyadayadi markeynu ingiriiski ka helnay , Somaliya -di Koonfureed baynu ku darsanay , ilaa burbur iyo olol ka soo qaadnay
Maanta haddi ay Somalia odhan lahayd
waayahay , sow sidaa ma'aha , haddaba idinku labataan sanno o danbe inoo taliya
ayaa didii kara {haddaanu xanuun kale hayn}
Waxan kale o halkan ku arkay anigu , in dadka fikradan igu diida , marnaba ka qajilin in ay Kenya ama waddan kale oo shiisheeya ah dusha ka soo qabsado oo u taliyo , ilayn iyagi isku talin kari waayay e .
4 sanno ka hor baan anigu aha , ninki ugu horeeyay e si sheega in Las Canood ku soo birii doonto Somaliland {youcan check it in my history}, maanta xisbi siyasadeed ayayba ku leeyihin Somaliland , dhulbahantuhu .
Ugu danbeyn , anigu idin ma lihi , iga ogolaada fikrada o bartan igu soo jawaaba , just consider it , ayuun baan leeyahay .
“When you have a great and difficult task, something perhaps almost impossible, if you only work a little at a time, every day a little, suddenly the work will finish itself.”