Re: Brotherly Turkey doing it again
Posted: Sun Nov 27, 2011 11:22 pm
The Turkish women are dressing according to the teachings of Islam. But their men need to grow beards and ditch the suits for men's Islamic fashion.HutuKing01 wrote:
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
The Turkish women are dressing according to the teachings of Islam. But their men need to grow beards and ditch the suits for men's Islamic fashion.HutuKing01 wrote:
ABwali can go back to his tribal homeland in nugaal if he doesnt support the develepments of hawiye degaans.our degaans have long been forgotten and we have every right to use every resource available to rebuild our own degaan with our money.i mean,come on tell me one little positive thing puntland contributes to the government?? nothing at all,why do we care about somalia marka?D-Runner wrote:So rather then spreading the resources gotten in the name of Somalia you'd only use it to rebuild Abgaal land and your friends who I assume would be your political condoms.abgaalKING wrote:We should use all those resources gotten in the name of somalia to rebuild our forgetton regions and share it with our friendly southern brothers. the turks are doing good job.we need strong institutions.
Well you just given us Somalis one more reason why adopting a federal system is important. Hopefully Puntland will move to pressure PM Abdiwali to get Turkey to quit focusing on Mogadishu alone.
BlackVelvet wrote:What are they building?
RBCDhisme isbitaallo
Raysul wasaare ku xigeenka Bakir Bisay ayaa maanta dhagaxii ugu horeeyey dhigay meel u dhow xarunta Iskuulo Bolisiya halkaasoo laga dhisayo isbitaal caafimaad oo dadka lagu daweeyo.
Sidoo kale dhul bannaan oo ku dhow isbitaalka Digfeer ayaa maanta la dhagaxdhigay halkaasoo laga dhisayo isbitaal u gaar ah carruurta yar yar.
Wadada Makka almukarama
Raysul wasaare ku xigeenka Turkigu waxaa uu sidoo kale ballanqaaday dayactir lagu sameynayo wadada dheer ee Makka almukarama oo tagta madaxtooyada illaa garoonka diyaaradaha Muqdisho taasoo haatan aad u burbursan.
Sidoo kale waxaa wafdiga Turkigu ay ku dhawaaqeen dhismaha masjid weyn oo ay ay ku tukadaan dad gaaraya 2,kun oo ruux kaasoo dawlada Turkigu ugu talagashay inay ugu deeqo bulshada reer Muqdisho.
Dugsiyo waxbarasho
Wafdiga raysul wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa booqashadii maanta ay ku tageen xarumaha carruurta agoonta iyo goobo ay degan yihiin dad barakacayaal ah waxay ballanqaadeen dhismaha saddex dugsi oo labo ka mid ah lagu baran doono cilmiga caafimaadka iyo mid carruurta agoonta wax lagu barayo kuwaasoo laga hirgalinayo magaalada Muqdisho.
Maharuucan uu shaaciyey raysul wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa la xiriira booqashadii iyo ballanqaadkii raysul wasaare Rajjeb Deyib Erdugan oo yimid Muqdisho bishii August ee sanadkan taasoo si weyn ay ugu farxeen dadka Soomaaliyeed oo 20 sano ay ilawday bulshada caalamka.
Hadalheynta ugu badan ee Shacabka Muqdisho ayaa ah taageerada dhinac kasta leh ee walaaltinimo ee dawlada Turkigu ay siisay ummada Soomaaliyeed ee mudada dheer ku jirtay dhibaatada.